tete-a-tete
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tête-à-tête
/teyt-a-teyt/ (n) waji-ka-waji (laba qof oo si khaas ah u wada faqa).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tête-à-tête
tête-à-tête, n.m. - wada hadal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tête-à-queue
tête-à-queue, n.m. - isku laabma minjo iyo madax
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
serre-tête
serre-tête, n.m. - weerka madaxa lagu xidho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tête-bêche
tête-bêche, adj. - labo qof ama laba shay oo isgarabyaal iyaga oo kala jeeda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hétéroptère
hétéroptère, n.m. - nooc kamid ah cayayaanka sida casha qudhunka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porte-à-porte
porte-à-porte, n.m. - guri walba la tago si dadka arin looga dhaadhiciyo