terribly
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terribly
/terabli/ (adv) si daran (si xun).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terrible
/terabal/ (adj) aad u daran (aad u xun).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terrible
terrible, adj. - wax ku naxdin galiya; wax kaa: nixiya.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
terrible
a., laga cabsado, laga boqo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
terribile
agg. - halis ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terrify
/terafay/ (v) argagixin (cabsi-gelin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
territory
/teratoori/ (n) 1. dhul dawlad raacsan ama laga xukumo. 2. gobol (siiba dhul gaar u go'an).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terrien
terrien, adj. - dhul leh; dhulka dagan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terrier
terrier, n.m. - godka ay qodaan xayawaanada qaarxood sida bakaylaha, dawacada iwm
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terrine
terrine, n.f. - dhari dhooba ah oo ama hilibka lagu kariyo ama lagu rito
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
horrible
/hoorabal/ (adj) 1. naxdin-leh. (adj) 2. aad u-xun. e.g. What a horrible day.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
horrible
horrible, adj. - aad u xun; necbaansho ama cabsi xun; naxdin leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terrific
/tarifik/ terrifically; (adj) heer sare ah (aad u fiican).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tertiary
Teershari
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tertiary
/tershiyari/ (adj) heerka saddexaad (marxaladda saddexaad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certainly
/sertanli/ (adv) xaqiqdii; run ahaan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
certainly
/sertanly/ (adj) rung hang, ly huby.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ferraille
ferraille, n.f. - biro aan loo baahnayn (qashin ah)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
guerrilla
/gorila/guerilla (n) jabhad, dagaal-yahan. e.g. Mujahidiin guerilla.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
serviable
serviable, adj. - caawis badan; ku caawinaya; wax taraya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terrified
/terafaydh/ terrifying; (adj) argagaxsan (baqsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
terrifier
terrifier, v. - bajin; ka bajin; bago gelin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
berribiyood
m.l.u (-yo, m.dh) Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
berribiyood
m.l.u (-yo, m.dh) Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
berribiyood
-da: (magacwadareed) xayawaanka berriga iyo biyaha dhexdoodaba ku noolaan kara.
berribiyood -ka: (magac, lab, keli) dir ka mid ah laf-dhabarlayda sida raha. Berri biyoodka waxaa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horeeyey ee lafdhabarlayda ahaa ee dhulaka ku noolaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terminology
/termanolaji/ terminological (adj); (n) ereyo khaas u ah cilmi gaar ah.