tenacity
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenacity
/tenaciti/ tenaciousness; (n) mintidnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tenacité
tenacité, n.f. - adkaan; xoog leh
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hal-adayg
m. n. or [adjective] firmness, tenacity; man of firm judgement; decisive; stubborn
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hal-adkaan
f. n. firmness, tenacity
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hal_5
a: hal-adayg
de: firmness, tenacity
hm: 5
lx: hal
pd: (-ta)
ps: n0-f-m
key: hal_5
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hal_6
de: firmness, tenacity; [ext.] man of firm judgement; [atr.] decisive; stubborn Opp: labaclabac
hm: 6
lx: hal
pd: (-ga)
ps: n0-m / n2a-m
key: hal_6
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mentality
/mentaaliti/ (n) awoodda wax garasho (caqliga iyo garaadka qofka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenacious
/taneyshas/ tenaciously; (adj) mintid ah (go'aan adag leh, oo aan sahal u samrin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tenancier
tenancier, n. - qof maamula meel lagu ciyaaro ama hoteel
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enact
/inakt/ (v) 1. sharci ka dhigid, ansixin 2. jilid, matalid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tacit
/taasit/ tacitly; (adj) hadal-la'aan laysla fahmo (laysla-garto ayadoon waxba la oran).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enmity
/enmiti/ (n) cadaawo (cadow ahaansho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
enmity
n., colaad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entity
/entati/ (n) jiritaan, kali-ahaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tacite
tacite, adj. - aan si fiican shaaca looga qaadin lase dareemi karo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tenace
agg. - adag, kakan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tenace
tenace, adj. - si xoog leh ugu biira; u adag kala jabka (birta); maskax aad u xusuus badan; adag
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenant
/tenant/ (n) kiraystaha (qofka meel kiro ka bixiya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tenant
tenant, adj. - qofka ciyaarata darjo ka haysta
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Density
Cufnaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
density
/dhensiti/ (n) cuf (mugga shayga).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
penalty
dembi, ganaax, rigoore
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penalty
/penalti/ (n) 1. ganaax (ciqaab) 2. rigoore (ganaaxa lugu xukumo khaladka ciyaar yahanka, oo ah darbo gool-walaha lugu laado).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Penalty
Ciqaab, cedsiin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reality
/ri aalati/ (n) xaqiiqo, run, dhab.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reality
n., run, -ti; it is real, waa runtii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tenancy
/tenansi/ (n) muddada ijaarka (muddada kiro socoto).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Capacity
Qaad
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Capacity
Qaad
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
capacity
(n) power or ability to hold, retain, or contain, or the ability to absorb,
awood
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
capacity
/kapaasati/ (n) 1. mug (inta shay ama wax kale qaadi karo) 2. karaan; awood.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Capacity
mug/qaad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
capacity
/kapaasiti/ (n) 1. mug (inty meel amy sheey qaathy korty). A hall with a capacity of 15 people. 2. tabar.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
felicity
n., farax, -i, raaxo, -adi, raaxad, -di.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ferocity
n., dad xun, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
finality
/faynaliti/ (n) khatin, dhammaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pénalité
pénalité, n.f. - ciqaabidda.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
senility
(n) the physical and mental deterioration associated with old age.
tamargab khuseeya jidhka iyo xiska marka qofka dadiisu weynaato
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
temerity
/tamerati/ (n) indha-adayg (xishood-darro, aan gaban).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tonalité
tonalité, n.f. - luuqda; habka heesta loogu tala galay in loo qaado
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tonicité
tonicité, n.f. - dhismaha ama xoojinta murqaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
totality
/towtaalati/ (n) dhammaan (wadar ahaan).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
toxicity
(n) quality of being poisonous.
sumaysan
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Velocity
Keynaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
velocity
/velosati/ (n) 1. xawaare (n) 2. masaafada-xawaaraha (kaynaan; xawaaraha-socodka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Velocity
Dheerayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
veracité
veracité, n.f. - run jacayl.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
generality
/jenaraaliti/ (n) guud-ahaan, guud-ahaaneed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
technicité
technicité, n.f. - farsamo yagaanimo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
depravity
/dhipraavati/ (n) fasahaad (dhaqan-xumo).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Intensity
Itaal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mentalité
mentalité, n.f. - fikrad; hab loo fakaro
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
seniority
/sinyoorati/ (n) 1. weynaan (da'-weyni) 2. qadiiminimo (is-yaananimo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sexuality
/sekshuwaalati/ (n) rabidda galmada ~ wasmada.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sterility
Ma dhalaysinimo
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sterility
(n) inability to produce offspring; clean; free of bacteria.
waxba ma dhali karo ama jeermis kuma jiro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tentation
tentation, n.f. - isku dayida ama hunguriyeynta wax sharcigu uusan oggolayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tentative
/tentativ/ tentatively; (adj) 1. aan go'nayn (aan sugnayn, aan la goyn) (adj) 2. taxadar leh (feejignaan ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tentative
tentative, n.f. - isku dayidda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tentativo
s.m. - iskudayid(da).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eventuality
/ivenjuwaaliti/ (n) ix-timaal (dhacdo suurto-gal ah).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Garden city
Magaalo qorsheysan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nationality
/naashanaliti/ (n) dhalasho (jinsiyad).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Nationality
Qolo, tol
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
personality
/persanaalati/ (n) dabeecad (dabciga qofka guud ahaan) 2. qof caan ah (macruuf ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tendancieux
tendancieux, adj. - qofka arin dhinac u dowa