telespectateur
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
téléspectateur
téléspectateur, n. - qofka daawada brogaraamka laga sii daayo raadiyaha la isku arko
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exportateur
exportateur, n.m. - banaan u iib geyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospecteur
prospecteur, adj. et n. - qofka macdanta, biyaha ama batroolka baadha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
respectueux
respectueux, adj. - xishoonaya ama xishoonaysa; xishood leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préservateur
préservateur, adj. - ka celinta; ka ilaalinta sida talaalka cudurada qaarkood u celiyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récupérateur
récupérateur, adj. - aalad ama qalab wax lagu uruuriyo ama lagusoo dhuuqo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irrespectueux
irrespectueux, adj. - aan xurmo lahayn, aan sharaf lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interprétateur
interprétateur, n.m. - qofka wax fasira ama tarjuma.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expérimentateur
expérimentateur, n.m. - qofka tijaabad sameeya,