teermokimistari
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
teermokimistari
m.l (kiimika) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iyo wixi lamida.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
teermokimistari
m.l (kiim.) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iyo wixi lamida.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
teermoomitar
-ka: (magac, lab, keli) qalab hoore ku dhex jiro oo lagu cabbiro heerkulka. Dh: kulbeeg.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Thermometers
Kulbeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermométrie
thermométrie, n.f. - beegidda kulka; cabbiridda kulka