taxa maamulka
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
taxa maamulka
m.l (siyaasad) Hab maamul oo ku shaqeeya sharci rasmi ah, oo la raaco, ayna ka hawlgalaan hawlwadeeno.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
taxa maamulka
m.l (siyaa.) Hab maamul oo ku shaqeeya sharci rasmi ah, oo la raaco, ayna ka hawlgalaan hawlwadeeno.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
HAWL MAAMUL
Lavoro amministrativo
Administrative work
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Hawl maamul
Lavoro amministrativo
Administrative work
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
lacagmaamulid
m. n., [compound] financial administration
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
lacagmaamulid
de: financial administration
lx: lacagmaamulid
pd: (-da)
ps: n2a-m-cmp
key: lacagmaamulid
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Saamaan-ka
bagage.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xamaamaley
-da: (magac, dhedig, keli) gorayo dhal wadata. Xamaamaley ayuu adhigu ka diday.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Taxa Layman
Lyman series
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Taxa kaahfal
Radioactive Series, Uranium series
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
la maamuli karo
(adj) manageable (maanejabol)