ereyga

tax firfircoonaanta

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

tax firfircoonaanta

DHAN

m.dh (-xo ..., m.l) (kiimika) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

tax-firfircoonaanta

DHAFAN

m.dh (-xo ..., m.l) (kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

firfircoonaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: firfircoonaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

firfircoonaansho

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) si caafimaad iyo hawlkarnimo leh wax u qabasho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Xariiq roobnaanta

DHAFANDHAAF

Equipluve

waa la naqliyay ✓