ereyga

taariikhnololeed

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

taariikhnololeed

DHAN

-ka: (magac, lab, keli) qoraal ku saabsan noloshii iyo waaya'aragnimadii qof lahaa ama dhacdooyinkii uu soo maray; shaqooyinka uu soo qabtay, waxbarashadiisa, wuxuu qoray, reerkiisa iyo wixii la mid ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

taariikh-nololeed

DHAFAN

m.l Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

taariikh-nololeed

DHAFAN

m.l (suug.) Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]

taariikh-nololeed

DHAFAN

سِيرَة، تَرْجَمَةُ، حَيَاةِ إِنْسَانِ

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

waarigdhuleed

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) waarigta teeda aan la cunin ee ka baxda meelaha aan dundumooyinka ahayn oo booga dhayaha la bah ah. Waarigdhuleedda waa lagu balaloodaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

taariikh dhalasho

DHAFANDHAAF

(n) date of birth (dheeyt of beerth). Ex: taariikhdee baad dhalatay? What is your date of birth?

waa la naqliyay ✓