ereyga

taariikh-nololeed

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

taariikh-nololeed

DHAN

m.l Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

taariikh-nololeed

DHAN

m.l (suug.) Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]

taariikh-nololeed

DHAN

سِيرَة، تَرْجَمَةُ، حَيَاةِ إِنْسَانِ

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

taariikhnololeed

DHAFAN

-ka: (magac, lab, keli) qoraal ku saabsan noloshii iyo waaya'aragnimadii qof lahaa ama dhacdooyinkii uu soo maray; shaqooyinka uu soo qabtay, waxbarashadiisa, wuxuu qoray, reerkiisa iyo wixii la mid ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

aruurin

DHAABAN
1

aruurin¹: m.f.dh eeg aruuri. la-mid: aruuris, ururi, uruuri.

2

aruurin²: m.dh Maanso, shekooyin dhaqan, taariikh nololeed iyo wixi lamida oo dad kala duwan laga soo xigtay oo meel ku wada qoran.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

siiro

DHAABAN

m.dh 1. Taariikh nololeed. 2. Asluub; dhaqan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

aruurin

DHAABAN

m.dh Maanso, shekooyin dhaqan, taariikh nololeed iyo wixi lamida oo dad kala duwan laga soo xigtay oo meel ku wada qoran.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

siiro

DHAABAN

m.dh 1. Taariikh nololeed. 2. Asluub; dhaqan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

autobiographical

DHAABAN

/ootabay-graafikal/ (adj) goraal la xiriira qoraha taariikh nololeedkiisa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

autobiography

DHAABAN

/ootabayagrafi/autobiographies; (n) qof taariikh nololeedkiis uu asagu goro.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

biography

DHAABAN

/baayografi/ (n) qof taariikh-nololeedkiis oo qoraal ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

obituary

DHAABAN

/obishu ari/ (n) warbixin ku saabsan tacsi iyo taariikh-nololeedka qofka xijaabtay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

profile

DHAABAN

/prowfayl/ (n) 1. muuqaal dhinac ah (siiba wajiga ama madaxa qofka), hummaag ama muuq gees ka muuqda 2. taariikh nololeedka qof muhiim ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

biografia

DHAABAN

s.f. - taariikh nololeed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

baradii-ku-noole

DHAFANDHAAF

m.l (-layaal, m.l/dh) (baayoloji) Waxa lagu sharxaa noolaha dabeeco ahaan meel ku nool, ee aan la keenin meesha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

baradii-ku-noole

DHAFANDHAAF

m.l (-layaal, m.l/dh) (baay.) Waxa lagu sharxaa noolaha dabeeco ahaan meel ku nool, ee aan la keenin meesha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

taariikhdii hore

DHAFANDHAAF

m.dh 1. (taar.) Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah. 2. Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah. 3. (taar.) Taarikhada xilliigii hore.