syphon
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Syphon
Sayfoon
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Siphon
Tuubo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
siphon
/sayfan/ syphon;(n) 1. tuubbo (tuubbo weel wax looga shubo, looga nuugo)(v) 2. tuubbo uga shubid (uga nuugid).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Typhoon
Tayfuun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spoon
/spuun/ (n) 1. qaaddo (malgacad) (v) 2. qaaddayn (qaaddo ku qaadid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
spoon
n., fandhaal, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hyphen
/hayfan/ (n) xarriijin-yar, jiitin (-).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
python
/paython/ (n) jebiso (mas weyn oo dheer oo wuxuu qabto intuu isku-duuba bur-buriya oo sun aan lahayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
python
python, n.m. - jebiso; mas weyn oo waxa uu rabo inuu cuno isku marmara oo jejebiya ama burbursha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
payphone
/pey-fown/ (n) taleefonka dad-weynaha ee lacagta lugu dirsado
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Nephron
Nefron
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saydhan
(tilmaame) mid intii uu la socda ka halaabay ama laga finxiyay.
saydhan: (tilmaame) la saydhshey.
saydhan: (tilmaame) 'mici' lagu saydhshey.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saydhin
-ta: (magac, dhedig, keli) si xoog leh oo baahsan u daadin; bilbilid; sayris.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sayfoon
Syphon
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sayloon
-ta: (magac, dhedig, keli) cunto dheeli tiran oo ku jirta caagad oo biyo aad mooddo oo macaan iyo qadhadhba leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
slip on
/slip on/ (v) gelin (siiba si dhakhsa leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soupçon
soupçon, n.m. - shaki
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
symptom
(n) any subjective evidence of disease or of a patient's condition.
qofka bukaa calaamadaha u ka cabto isla markana cudur u calaamad ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
symptom
/simtam/ (n) calaamad (ifafaalo wax lugu garto, sida calaamad cudur lugu garto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Symptom
Calaamoyin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
saxophone
/saaks- afown/ (n) saksoofanka codka sifeeya (qalab muusiko oo la afuufo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
saxophone
saxophone, n.m. - aalad muusikada la afuufo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
xylophone
xylophone, n.m. - Nooc kamid ah qalabka musiikada oo laga helo Afrika.