suulgoranyaysan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgoranyaysan
f.mg4 (-snaa, -snayd) Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. la-mid: suulgorayaysan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgorayaysan
f.mg4 (-snaa, -snayd) la-mid: suulgoranyaysan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgoranyaysnaan
m.f.dh eeg suulgo-ranyaysan. la-mid: suulgoranyaysnaansho, suulgorayaysnaan, suulgoraya
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgoranyayn
m.f.dh eeg suulgoranyee. la-mid: suulgorayayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgorayaysnaan
m.dh la-mid: suulgoranyaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgorayayn
m.dh la-mid: suulgoranyayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suugaanyahan
m.l Qofka suugaanta yaqaan ama baara.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
suugaanyahan
-ka: (magac, lab, keli) qofka suugaanta yaqaan, baadha ama ku xeeldheer.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suulgoranyee
f.mg2 (-yeeyay, -yesay) Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. la-mid: suulgorayee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ibagorayeysan
f.mg4 (-naa, -nayd) Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ibagorayeysan
(tilmaame) hal irmaan, mid aan naasaha si fiican looga marin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
baalgoroyayn
-ta: (magac, dhedig, keli) u labo ruux oo looltamaya, dagallaamaya soo dhexgelid oo labada mid u hoosaasin ama u hoodaadin; labo qof oo ishaysa, midkood si dadban ugu hiilin; u mijin qabasho.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sharciyaysan
(adj) allowed by law; legalized (lii-ga-laaysidh); authorized (aaw-tha-raayzidh); lawful (loo-fuul) ~ sharciga sax ku ah
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suusacsanaan
m.dh la-mid: suusucsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suusucsanaan
m.f.dh eeg suusucsan. la-mid: suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tuugaalaysad
-da: (magac, dhedig, keli) eeg tuugaalaysasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Guuldarraysad
(Guuldarraysad-ka)
Guuldarraysasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
guuldarraysad
m.l la-mid: guuldarraysasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
guuldarraysad
-ka: (magac, lab, keli) dagaal ama tartan ku jabid; guuldarraysasho.
guuldarraysad -ka: (magac, lab, keli) tartan ama dagaal ku guulaysan waayid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
nuuriyadaysan
f.mg4 (-snaa, -snayd) la-mid: nuuradaysan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saruuradaysan
(tilmaame) saruuradi hayso, hayso baahi hilib iyo dufan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tiiraanyaysan
f.mg4 (-snaa, -snayd) Qof murugsan ahaansho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
tiiraanyaysan
f.mg4 (-snaa, -snayd) Qof murugsan ahaansho. m.f.dh, tiiraanyaysnaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
tiiraanyaysan
der. [adjective] grief-stricken, remorseful, aggrieved
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tiiraanyaysan
(tilmaame) tiiraanyo dareemaaya: caloolxun.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tiiraanyaysan
de: grief-stricken, remorseful, aggrieved
initial: t
lx: tiiraanyaysan
pd: (tiiraanyaysnaa)
ps: adj-der
key: tiiraanyaysan
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Subax wanaagsan
bonjour!
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
subax-wanaagsan
(n) good morning (guudh moorning)