step-mother
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
step-mother
n., aayo, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stepmother
/step madar/ (n) aayo, eeddo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stepbrother
/step bradar/ (n) wiilka aayo ama adeerka hooyo qabaa uu dhalo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stepfather
/step-fadar/ (n) adeerka hooyo qaba (aabbaha cunugu gurigiisa ku koro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stepdaughter
/step dootar/ (n) gabadha labada qof ee is-qabta midkood dhalo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
semoncer
semoncer, v. - canaanasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stopover
/stop ovar/ (n) meel-dhaxmo (meel in-yar la joogo safar dhexdiis). e.g. We made a stopover in Nairobi on the way to Mogadishu.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reprocher
reprocher, v. - canaan ay hadallo cadho lihi weheliyaan; ku eedayn; ku cambaarayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sermonner
sermonner, V. - wacdiyid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stepladder
/step laadhar/ (n) jaran-jaro isku-laabanta (sallaan laysku laabi karo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
grandmother
/graanmathar/ (n) ayeeyo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
grandmother
n., ayeeyo, -adi, muxuyo or muxayo, -adi. Also used for grandson and granddaughter.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
one another
/wan anathar/ (pron) midba midka kale.