statistician
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
statistician
/staatastishan/ (n) qofka tira-koobka ku shaqeeya, iyo xisaabta la xiriirta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
statistica
s.f. - tirakoob.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
statistics
/statistiks/ statistically; (n) tiro-koob (hab-xisaabeedka tiro-koobka iyo kuwa qorshaynta ee la xiriira).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Statistics
Natiijo-aqoon
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
statistique
statistique, adj. - tirokoob
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saaxisiin
-ta: (magac, dhedig, keli) baraarujin xis ahaan; saaxi ka dhigid. Dawo saaxisiin ah, ha la siiyo sii uu u kaco.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
satirical
/satirikal/ (adj) ku maadsi ah (foorjo ah, dacaayad ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
statesman
/steytsman/ (n) siyaasi (nin- sare oo dawladda jago sare ka haya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tacticien
tacticien, adj. et n. - aqoonyahanka xeeladaha dagaalka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
beautician
/biyuutishan/ (n) qofka dadka qurxiya
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
matiitixin
m.f.dh eeg matiitixi. la-mid: matiitixis¹.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plasticien
plasticien, n.m. - farsamayaqaanka cinjirada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
politician
/polatishan/ (n) siyaasi (qof siyaasi ah, meheraddiisu siyaasad la xiriirto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sanitarian
Fayadhawr
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfecit
satisfecit, n.m. - wargad ninka shaqeeya loo qoro in raalli laga yahay shaqadiisa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étatisation
étatisation, n.f. - dawladayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
matiitixsan
f.mg4 (-naa, -nayd) Wax matiitix laga dhigay ahaansho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
satisfaction
/saatis faakshan/ (n) 1. qanacsanaan ~ maqsuud ahaansho 2. Raalli-gelin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfaction
satisfaction, n.f. - raalli-gelin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
satisfaction
n., raaxo, -adi, raaxad, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sophistication
sophistication, n.f. - samaynta wax aan caadi ahayn oo layaab leh; aan horay loo aqoon
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stratification
stratification, n.f. - lakabyeenta
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Bataati tnacaan
Sweet potato
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dissatisfaction
/dhis-satisfakshan/ (n) qanac la'aan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
stratificazióne
s.f. - lakabaysnaan.