spiritualism
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spiritualism
/spirijuwalisam/ (n) rumaysnaanta rooxaanta dadka dhintay la hadalkooda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spiritual
/spirijuwal/ (adj) 1. ee nafta (ruuxda qofka la xiriira) 2. ee diineed (diin la xiriira).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spirituale
agg. - ruuxeed.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Siishalis
pr. n., loc. Seychelles
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Siishalis
de: Seychelles
initial: s
lx: Siishalis
ps: n0-loc
key: Siishalis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
socialism
/sowshalisam/ (n) nidaamka hanti-wadaaga.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spiritóso
agg. - kaftan badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tribalism
/traybalisam/ (n) qabyaalad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
capitalism
/kapatlisim/ (n) nidaamka hantigoosiga (waa habka waxsoosaarka iyo hantidaba ay leeyihiin dad gaar ah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Capitalism
Hantibuurasho
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
specialist
(n) a person in medicine who focuses their practice of medicine on one organ or area.
qofka ku takhasusay qayb ka mid ah caaflmaadka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specialist
/speshalist/ (n) takhasus u leh (qofka cilmi gooni ah ku takhasusay).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Specialist
Aqoongaarre
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imperialism
/impiryalism/ (n) siyaasadda gumeysiga (imbiryaaliyad).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Imperialism
Imberyaaliyo, Gumaysinimo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
individualisme
individualisme, n.m. - keli noolaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
indifiiduwalism
m.dh (bul.) Aragti bulshadeed oo tixgelinaysa ficil madax-banaan ama ra'yi xornimo buuxda ee shakhsiyo gar ahaaneed, oo ka soo horjeedda aragtida tixgelinaysa tan dawladda.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
indifiiduwalism
m.dh (bul.) Aragti bulshadeed oo tixgelinaysa ficil madaxbanaan ama ra'yi xornimo buuxda ee shakhsiyo gar ahaaneed, oo ka soo horjeedda aragtida tixgelinaysa tan dawladda.