spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Spectrum
Jeegaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectrum
/spektram/ (n) 1. shucaac-ilays siiba shucaac kala gaddisan oo ka soo baxa hal meel, sida shucaaca qaanso-roobaadka 2. shucaaca- mawjadeed (sida mawjadaha raadyaha).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jeegaan-barasho
m.dh (fiisikis) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jeegaanbarasho
m.dh (fiisikis) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Bikaacin jeegaan
Spectrum Emmision
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaan
Spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaan Nuugid
Absorption spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaan birlabdanabeed
Electromagnetic spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaan gadaalbaah
Diffraction spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaan isujoog
Spectrum, Continous
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaan liid
Band spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeegaanta falaadhaha Alfa
Alpha ray spectrum
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Jeeganta Falaadha-X
X-ray spectrum
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeegaan
f. n. arc, arch; rainbow; spectrum
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeegaan birlab-danabeed
n. phr. electro-magnetic spectrum
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Jeegaan
name-unisex arc, arch; rainbow; spectrum
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeegaan
de: arc, arch; rainbow; [ext.] spectrum
lx: jeegaan
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: jeegaan
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeegaan_birlab
de: electro-magnetic spectrum
lx: jeegaan birlab
pd: \pd-danabeed
ps: np
key: jeegaan_birlab
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
spectre
n., muuq, -i.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spectral
spectral, adj. - wax la daawado sida majaajilada iwm
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
speculum
(n) a mirror or polished metal plate used as a reflector; an instrument for widening the opening of a body cavity for medical examination.
walax miraayad ama birah dhalalaysa leh kalana furi karta daloolada jidhka la geliyo si loo baadho jidhka gudihiisa
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Speculum
Muraayad
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Serum
Muud
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
serum
(n) the clear portion of any body fluid.
qaybta saafiga ah ee dareeraha jidhka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Serum
Dhacaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sérum
sérum, n.m. - daawo loo isticmaalo daaweynta cuduraha khatarta ah ama qof sumooba sunta lagaga saaro
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sperm
Xavo
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sperm
(n) spermatozoon; the male contribution to pregnancy.
mini
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sperm
/sperm/ (n) shahwo (minada labka).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Rectum
Malavad
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rectum
(n) the distal or end portion of the large intestine, where stool (feces) is stored prior to defecation.
malawed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rectum
/rektam/ (n) malawad, walammad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rectum
rectum, n.m. - malawadka
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Septum
Qoqobe
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sputum
(n) matter ejected from the lungs, bronchi, and trachea, through the mouth.
xaako
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sputum
Xaako
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decorum
/dhikoram/ (n) asluub (edeb).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
secteur
secteur, n.m. - qaybo goobo ka mid ah oo u dhexaysa laba xariiqood oo isku xidhan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specter
/spektar/ (n) ruuxda qof dhintay (reer-aakhiraad; uuman khayaali ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectate
/spekteyt/ (n) daawasho (la daawado).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inspecteur
inspecteur, n.m. - kormeere (qofka wax kormeera).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
respectful
/rispektful/ respectfully; (adj) xushmo badan (tixgelin badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spectateur
spectateur, n. - daawadaha (siiba ciyaar); qofka daawanaya wax ciyaar, riwaayad iwm
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Operculum
Dabool
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sélecteur
sélecteur, n.m. - kala doorashada; xulashada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectacle
/spektakal/ (n) daawasho (fiirsasho); muuqaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spectacle
spectacle, n.m. - sharax shil ama qayb kamid ah qof noloshi; meesha riwaayadda lagu dhigo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectator
/spekteytar/ (n) daawade (qofka wax daawada, siiba ciyaaraha).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospecteur
prospecteur, adj. et n. - qofka macdanta, biyaha ama batroolka baadha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
respectueux
respectueux, adj. - xishoonaya ama xishoonaysa; xishood leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectacular
/spektaakyular/ (adj) heer sare ah (cajiib ah).