sous-mentionne
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-mentionné
sous-mentionné, adj. - hoos lagu sheegay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-entendu
sous-entendu, adj. - eray iyadu oo aan lagu dhawaaqin ujeeddadiisa la garto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-entendre
sous-entendre, v. - si qeexan aan fikradiisa u sheegan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-alimentation
sous-alimentation, n.f. - nafaqo la'aan; nafaqo darro.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
suggestióne
s.f. - harawsi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-estimer
sous-estimer, v. - la yaraysto; la dhayalsado
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-vêtement
sous-vêtement, n.m. - dharka hoosta lagu xidho sida garanka, nigiska, gafaasada, gorgoradda iwm
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sous-développé
sous-développé, adj. - soo koraya sida wadamada saddexaad