sophomore
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sophomore
/safamoor/ (n) ardayga sannadka labaad ee dugsiga sare ama jaamacadda dhigta.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
soccómbere
v.intr. - go'id, dhimasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sopportare
v.tr. u adkaysasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sopprimere
v.tr. - baabi'in, joojin, dilid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sottopórre
v.tr. - cadaadin; khasbin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mohoor
m.l la-mid: mohorad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sapóre
s.m. - dhadhan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shohor
m.l (-rro, m.dh) Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shohor
-ka: (magac, lab, keli) ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
shoobe
m. n. dandy, fop, carefully elegant dresser
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Shoobe
nickname-m dandy, fop, carefully elegant dresser
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shoobe
de: dandy, fop, carefully elegant dresser
initial: s
lx: shoobe
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: shoobe
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
SHOORI
(Sciori) S Afzelia quazensis Welw. Caesalpinaceae.
S Sesbania sesban (L) Merr. Papilionaceae.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sombre
sombre, n.m. - murugaysan; murugo leh; dahsoon madluum ah; aan faraxsanayn; iftiin la'aan; mugdi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sonore
sonore, adj. - dhawaaq sameeyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sphere
/sfir/ (n) 1. goobo (goobaabin) 2. wareeg (xad arini leedahay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sphère
sphère, n.f. - wax sida kubbadda ah, sida shulka ah
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sphere
n., kuriyaysnaan, -ti.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dotoore
m. n. doctor!
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dotoore
de: doctor! Form of address for a medical doctor or a Ph.D. Alt sp: dottoore {It}
lx: dotoore
ps: n-m-voc
key: dotoore
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Mohorre
name-m half; incomplete
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Mokhoor
(Mokhoor-ka)
Dhoof dabaysha laga horyimaado; (ama makhoor).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mokhoor
mokhoor¹: m.l la-mid: makhoorid.
mokhoor²: f.mg1 (-ray, -rtay) la-mid: makhoor².
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
mokhoor
m. n. course to windward
mokhoor v. sail into the wind
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mokhoor
(fal) ku muquur meel biyo ka buuxaan: biyaha wada dhex geli oo ku qari. Ku wada dhex mokhoor weelka biyaha. Dh: muquur.
mokhoor: (fal) dhanka ay dabayshu ka soo dhacayso u kac. Xaggaa u mokhoor oo dabaysha wajah. Dh: makhoor.
mokhoor -ka: (magac, lab, keli) socod loo socdo dhinaca ay dabayshu ka timaaddo kolka badda la dhex marayo. Mokhoorka dabayshu maanta waa woqooyi bari.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
oppórre
v.tr. - ka hor gayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
promote
/pramowt/ (v) 1. dalacsiin (jago sare u dalacsiin) 2. gacan ka geysasho (abaabulid) 3. kor u qaadid (heer sare ka dhigid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Promote
Horumarin
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
SHOORLE
(Shorle) N Ficus thonningii Blume. Moraceae.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sommare
v.tr. isugayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sposare
v.tr. - aroosid, aroosin, aqal galid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éphémère
éphémère, adj. - wax yar (aan waqti dheer socon).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opiomane
opiomane, adj. et n. - qofka isticmaala dorogada afyuunka (obiyamka).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
popolare
agg. caan ah, dadweyne leh.
v.tr. - degid meel (dad badan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sodomite
n., makhnuud, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spalmare
v.tr. - marin (dufan), dhayid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spessóre
s.m. - dhumuc, jurmi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sprèmere
v.tr. - miirid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
suppórre
v.tr. - malayn; ka dhigid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
surhomme
surhomme, n.m. - nin dadka caadiga ah ka awood badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
concombre
concombre, n.m, - Qajaar; Khiyaar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
corrompre
corrompre, v. - Laaluush siin; Laaluushid; Musuqid; hawl fududayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
septembre
septembre, n.m. - bisha sagaalaad (9) ee sannadka miilaadiga; Sabtembar
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
soccorere
v.tr. - u gargaarid, kaalmayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
soffocare
v.tr. - cabburin.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sonometre
Jabaqbeege
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sorvolare
v.tr. - dulmarid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sottovoce
agg. - cod gaaban.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
superióre
agg. e s.m. - sare, sarreeye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
surnombre
surnombre, n.m. - dad badan; wax badan; wadar