sonographer
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sonographer
(n) a technologist trained to use ultrasound equipment.
farsamayaqaanka u tababartay sida loo adeegsado qalabka altarasonogaramka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stenographer
/stanografar/ (n) qoraalka gacan fudaydka ah qofka ku shaqaysta, oo hadalka dadka durbadiiba qora.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Topographer
Toboograaf
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photographer
/fowtagraafar/ (n) masawir-qaade.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
geographer
/jiyografar/ (n) juquraafi-yaqaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homographe
homographe, n.m. - isku si wax u qora.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pornographe
pornographe, adj. - wax qaawan sawira
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographier
photographier, v. - masawirid; sawirid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sonogram
(n) ultrasonogram; echogram; image obtained by using an ultrasonogram,
sawirka lagu helo qalabka altarasonogaramka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géographe
géographe, n.m. - qofka aqoonta u leh joqraafiga
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Orography
Cilmlga buuraha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sonoriser
sonoriser, v. - shanqadhid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
phonograph
/fownagraaf/ (n) saxanka muusikada (jiiro-digsi).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Topography
TobograafIyad
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Topography
Tobografi, meelqor
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
typographe
typographe, n.m. - qofka wax daabaca
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographe
photographe, n.m. - qofka wax sawira.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pornography
/poonografi/ masawirada qaaqaawan (siiba kuwa dadka qaawan sida nin iyo naag isu-tagaya oo lugu muujiyo buug, filin iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stenography
/stanografi/ (n) qoraalka gacan-fudaydka ah (siiba boobto ah oo qof hadlaya, hadalkiisa la qoro).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Stenography
Qoris-koob
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Topographic
Tobograafeed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
topographie
topographie, n.f. - cilmiga kala sarsaraynta dhulka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Normiographes
Normoograaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photographie
photographie, n.f. - sawir (kaamarad lagu qaaday).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
télégraphier
télégraphier, v. - u tabin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pornographique
pornographique, adj. - la xidhiidha sawirada qaaqaawan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
engraver
engraver, V. - bacaad ama quruurax ku dadid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monogame
monogame, adj. - nin naag kali ah qaba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scorcher
/skoorjar/ (n) maalin kulul (maalin cimilo kulul).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sonorité
sonorité, n.f. - shanqadh leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
autograph
/ootograaf/autographs, autographing, autographed; (n) qof caan ah saxiixiis. e.g. I have Mohamed Ali's autograph.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
autograph
/aawtograf/ (n) sahiihy qof ma'ruuf eh.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Barograph
Baarograaf
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
biography
/baayografi/ (n) qof taariikh-nololeedkiis oo qoraal ah
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Biography
Qofkahadal, Biyogaratiya, Kawarramid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
biography
/baayografi/ (n) qof sheeky nololeedshey ly abtughy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
engranger
engranger, V. - makhasiinayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épigraphe
épigraphe, n.m. - erayo gaaban oo ammaan ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Geography
Juqraafi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
geography
/jiyografi/ (n) juquraafi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
gonorrhea
(n) sexually transmitted infection; male may experience pain and discharge from the penis; female may be asymptomatic or have vaginal discharge.
jabti
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gonorrhée
gonorrhée, n.f. - jabti; cudur ku dhaca ibaha laga kaajo iyo qaybaha dhalmada ee jiidka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
Honorable
/onarabal/ honourable (adj) erey loogu yeero dadka madaxda sare ah oo lugu maamuuso. e.g. Will the Honorable Member please answer the question?
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
honorable
/onarabal/ (ame) honourable (adj) sharaf-mudan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
honorable
honorable, adj. - sharaf leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
honoraire
honoraire, n.m. - magacaabid sharaf ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hytograph
Haytograaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
isomorphe
isomorphe, adj. - isku eg.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Aerography
Barashada gibilka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
biographie
biographie, n.f. - Qof taariikhdii oo uu qof kale qoray.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contracter
contracter, v. (se) - Isku roorid; isku ururid (sida dharka qaar marka la mayro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contrarier
contrarier, V. - Ka cadhaysiin; ku lid ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Demography
Demograafiyadda
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Demography
Aqoonta dhalashada iyo dhimashada dadka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géographie
géographie, n.f. - cilmiga dhulka: qaabka, qaybaha cimilada, tirada dadka wax soo saarka iwm; joqraafi.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ionosphere
Aayanosfiyeer
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paragraphe
paragraphe, n.m. - dhawr sadar oo qoraal ah, faqro, baragraaf.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photograph
Musawir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
photograph
/fowtagraaf/ (n) 1. masawir (sawir kaamaro lugu qaaday) 2. masawir ka qaadid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
photograph
n., sawir, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
programmer
/prowgraamar/ (n) qofka dejiya barnaamijka kumbiyuutarku ku sheqeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
programmer
programmer, v. - borograamid; jadwalayn dhisid borograam.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
télégraphe
télégraphe, n.m. - meesha teligraamka laga dirsado; téligraaf
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Cartographe
Kaartoograaf
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ethnography
Filiqsanaanta qawtniyadaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
héliographe
héliographe, n.m. - mashiin lagu qiyaaso shucaaca qoraxda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
idéographie
idéographie, n.f. - calaamayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
orthographe
orthographe, n.m. - habka wax loo qoro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radiographe
radiographe, n.m. - yaqaan sida dadka raajiga loo saaro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
typographie
typographie, n.f. - daabicida sida joornaalka