snappy
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
snappy
/snaapi/ (adj) 1. fir-fircooni leh (fahmaysan) 2. dhakhso leh (dhakhsa badni).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nappy
/naapi/ (bre) diaper(ame);(n) xafaayad; daaybar (harqad yar oo carruurta dabada loogu xiro, si aysan saxarada iyo kaadida dhulka ugu hallayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unhappy
/anhaapi/ (adj) 1. aan faraxsanayn, murugeysan (adj) 2. laga-xumaado (aan qummanayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unhappy
(be), v.i., ba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
snap
/snaap/ (v) 1. afka qaniinyo u kala qaadid (afka kala jiidid, misna ilkaha xoog isugu garaacid) 2. jebin (laba u kala jabin); jabid 3. si xanaaq leh u hadlid 4. sawir ka qaadid (n) 5. dhawaq-yar (shanqar-yar, sida shanqadha suul jaawiska) (adj) 6. dhakhso leh (deg-deg loo fuliyo).
snap one's fingers/ (v) suul-jaawin (suul-dhabaale).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
happy
/haapi/ (adj) 1. faraxsan. (adj) 2. farxad-leh.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
happy
a., badhaadhsan, raaxaysan, ayaan leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nappe
nappe, n.f. - Harqad yar oo marka wax la cunayo la isticmaalo oo kolba bushimaha lagu masaxo; maro yar; Tirtire; Dufan-tire.
nappe phréatique - Biyaha dhulka hoostiisa ku jira.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nippy
/nipi/ (adj) qaboow dhedo ah leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
soppy
/sopi/ (adj) beer-nugayl nacasnimo ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sloppy
/slopi/ (adj) 1. qoyan 2. kala daadsan, rasan, aan hufnayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shapely
/sheypli/ (adj) qaab-qurxoon (hannaan fiican leh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
strappo
s.m. - jeex.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
snap pass
dhiibasho kedis ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unhappily
/anhaapili/ (adv) 1. murugo leh (farax-darro ah) (adv) 2. nasiib- xumo ah.