skylight
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
skylight
/skay layt/ (n) daaqadda saqafka ku taal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
slight
/slayt/ (adj) 1. yar (xoogaa yar) 2. caato ah (xayiisi).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
slight
v.tr., (disregard) fududay; a., fudud, weedsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
daylight
/dheylayt/ (n) iftiinka maalmeed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sunlight
/san layt/ (n) iftiinka cadceedda (qorraxda).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sidelight
/saydh-layt/ (n) nalalka yar-yar ee geesaha baabuurka midkood.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spotlight
/spot layt/ (n) 1. nalka barta masraxa lugu ifiyo 2. muujin (arrin la caddeeyo, sidii nal lugu ifiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
starlight
/star layt/ (n) ilayska xiddigaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stoplight
/stop layt/ (n) nalka guduudan ee samaafaraha (nalka cas ee istaagidda).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Light
Ilays
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
light
/layt/lit;(n) 1. iftiin, ilays 2. wixii iftiin dhaliya (sida tooshka, nalka iwm) 3. fudud (aan culays lahayn; khafiif ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Light
Nal
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
light
n., if, -ki, iftiin, -ki, ilays, -ki; light of the day, gabal, -ki; v.tr., iftiimi, siraad shid, ololi.
light, a., (bright) dhalaalaya; (not heavy) fudud.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sight
(n) the ability to see.
aragtida
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sight
/sayt/ (n) 1. araga (aragti) 2. muuqaal.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sight
Xagal arag
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sight
n., arag, -gi; (show) muuq, -i; short sight, habeenno, -adi; long sight, il dheeraan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alight
/alayt/alights, alighting, alighted;(adj) 1. gubanaya, holcaya ama iftiimaya. e.g. This building has been set alight. (v) 2. ka soo dagid baabuur ama tareen oo kale; ka degid. e.g. to alight from a bus.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alight
/alaayt/ (adj) oogohaayi, nuurohaayi amy gubuthohaayi. Is the charcoal alight yet?
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
alight
v., ka deg, kasoo deg.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Blight
Awaarayti
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flight
/falayt/ (n) 1. duulitaan, duulimaad (n)-2. fakasho, fakad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
flight
n., carar, -ki, baxsi, -gi, yaac, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
knight
/nayt/ (n) 1. ninka billad geesiga ku qaata dagaalka fardooleyda (waagii hore). 2. darajo sare oo bogor bixiyo (oo dadaal lugu mutaysto).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plight
/playt/ (n) dhibaato (mixnad iyo rafaad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
delight
/dhilayt/ (v) 1. farxad gelin (maqsuudin) (n) 2. farax (riyaaq, arwaax, rayrayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
delight
n., farax, -i, farxad, -di, raaxo, -adi.
delight, v.tr, (please) ka farxi, raaxaysii, rayraysi; v.i., (take delight in) farxi, raaxo, raaxayso, rayray, badhaadh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stylish
/staylish/ stylishness; (adj) moodo ah (hab-dhareed casriya ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stylist
/staylist/ (n) moodo-yaqaan (siiba qurxinta timaha).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Straight
Toosan
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
straight
toos
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
straight
/streyt/ (adj) 1. toosan (aan qalloocnayn) (adj) 2. daacad (mukhlisnimo ah) (adj) 3. qumman (hagaagsan) (adj) 4. isku-xiga (taxan) (adv) 5. toos ah (aan leex-leexad lahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
straight
a., qiyaas, qun, qumaati, shuban, toosan; be placed straight, qoton; put it straight, qumaati u taag; make it straight, qiyaas ka dhig, qumi; place it straight, qotomi; be straight, qumanaw.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
To light
Daarid
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Twilight
Shaac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
twilight
/twaylayt/ (n) shucaaca cadceedda, ee aroortii ama qorrax-dhaca.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
twilight
n., gabal dhac, -i, fiid, -ki, maqrib, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
copyright
/koopirayt/ (n) xuquuqda daabacaadda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
headlight
/hedh layt/ (n) nalka-hore ee baabuurka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
highlight
/haylayt/ (n) 1. barta ama qaybta ugu muhiimsan, siiba arrin ama dhacdo ugu muhiimsan. (v) 2. ifin, ahmiyad saarid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
limelight
/laymlaayt/ (n) sumcad badan helid (dadweynaha sumcad ka helid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
moonlight
/muunlayt/ (n) ilayska dayaxa.