ereyga

sixirfuryeyn

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

sixirfuryeyn

DHAN

-ta: (magac, dhedig, keli) sixir qof lagu. falay ka furid. Sixirfuryeyn badan ayaa uu sheekhu sameeyey.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

sixirfuryayn

DHAFAN

m.f.dh eeg sixirfuryee.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

sixirfuryayn

DHAFAN

-ta: (magac, dhedig, keli) sixirfuryo samayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

sixirfuryee

DHAFAN

f.g2 (-yeeyay, -yaysay) Cid sixir ka daaweyn.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

sixirfuryee

DHAFAN

(fal) sixir qof lagu falay ka fur oo ka sancee. Sixirfuryee wiilka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Sixirfuryo

DHAFANDHAAF
1

(Sixirfurya-da)

2

Qofka la sixray waxyaalaha lagula kaco oo lagu daweeyo; furdaamis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

sixirfuryo

DHAFANDHAAF

m.dh 1. Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka. 2. Siyaalaha sixir loo daaweeyo. la-mid: sixirfur.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

sixirfuryo

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) qof la sixray waxyaalaha lagula kaco oo lagu daweeyo. Dh: sixirfur, furdaamis.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

ibaguryeyn

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg ibaguryee.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dibugguryeyn

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg dibugguryee. la-mid: dibuggurayn.

waa la naqliyay ✓