sirgacnaansho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sirgacnaansho
m.l/dh la-mid: sirgaxnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sirgacnaansho
-ha: (magac, keli, lab) qalloocsanaansho; gurracnaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sirgacanaansho
-da: (magac, dhedig. keli qaloocanaan iyo sirgaxnaan. Hadal sirgacnaanshe ka saafan oo suuban baan ku idhi. Dh: qoloocsanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sirgaxnaansho
m.l/dh la-mid: sirgaxnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sarwacnaansho
m.l/dh la-mid: sarwacnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sarwacnaansho
-ha: (magac, lab, keli) si gaar ah ahaansho; duwanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
siraadnaansho
m.l/dh la-mid: siraadnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
siraadnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la siraaday ahaansho; meel iftiinsan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shirrabnaansho
m.l/dh la-mid: sharrabnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
siraadnaanshoo
(fal) wax siraadan noqo. siraado: (fal) siraad shido..
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
signaansho
m.l/dh la-mid: signaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sirgacnaan
m.dh la-mid: sirgaxnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sirgacnaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax sirgaxan ahaan; qalloocsanaan; gurracnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sirnaansho
m.l/dh la-mid: sirnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
erganaansho
m.l/dh la-mid: erganaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hirqanaansho
m.l/dh la-mid: hirqanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
irmaanaansho
m.l/dh la-mid: irmaanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jirranaansho
m.l/dh la-mid: jirranaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jirsanaansho
m.l/dh la-mid: jirsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
marganaansho
m.l/dh la-mid: marganaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
marganaansho
-ha: (magac, lab, keli) eeg marganaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
merganaansho
m.l/dh la-mid: marganaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qirsanaansho
m.l/dh la-mid: qirsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sarcanaansho
(Sarcanaansha-ha)
Wax sarcan ahaansho; safnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sarcanaansho
m.l/dh la-mid: sarcanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sidkanaansho
m.l/dh la-mid: sidkanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sidkanaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la sidkay ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sillanaansho
m.l/dh la-mid: silloonaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sillanaansho
-da: (magac, dhedig, keli) sidii hore aan ahayn oo xumaaday; wax sillan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sixranaansho
m.l/dh la-mid: sixranaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sixranaansho
-ha: (magac, lab, keli) qof la sixray oo falan ahaansho. Dh: falnan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tirsanaansho
m.l/dh la-mid: tirsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
garaacnaansho
m.l/dh la-mid: garaacnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gurracnaansho
m.l/dh la-mid: gurracnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gurracnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax aan. toosnayn ahaansho. Dh: qalloocsanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jirrabnaansho
m.l/dh la-mid: jirrabnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
lingaxnaansho
m.l/dh la-mid: ningaxnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
niggaxnaansho
m.l/dh la-mid: ningaxnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
niggaxnaansho
-da: (magac, dhedig, keli) eeg niggaxnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ningaxnaansho
m.l/dh la-mid: ningaxnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sacsacnaansho
m.l/dh la-mid: sacsacnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sargo'naansho
m.l/dh la-mid: sargo'naan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sargo'naansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la sargooyay ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shirsanaansho
m.l/dh la-mid: shirsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shirsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax shirsan ahaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sibaaqnaansho
-ha: (magac, lab, keli) sibaaq marsanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
murgacsanaansho
m.l/dh la-mid: murgucsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
murgacsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) dhaawac murgucasho ah qabid; wax mugucday ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
firaashnaansho
m.l/dh la-mid: firaashnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
firaashnaansho
-ha: (magac, lab, keli) gogol fidsanaan. Dh: firaashnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
margaysnaansho
m.l/dh la-mid: margaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mergaysnaansho
m.l la-mid: margaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qarraacnaansho
m.l/dh la-mid: qarraacnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qarraacnaansho
-ha: (magac, lab, keli) cabbitaan ama cunto ka dhergidla'aansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saangamnaansho
m.l/dh la-mid: saangamnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saangannaansho
m.l/dh la-mid: saangannaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
samirsanaansho
m.l/dh la-mid: samirsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
samirsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) qof samray ahaansho: sabirsanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sharraxnaansho
m.l/dh la-mid: sharraxnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sharraxnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax sharraxan ahaansho; qurxisnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shixnadnaansho
m.l/dh la-mid: shixnadnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shixnadnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la shixnaday ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sibbaaqnaansho
m.l/dh la-mid: sibbaaqnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sibbaaqnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la sibbaaqay ahaansho; midabaysnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
siddaysnaansho
m.l/dh la-mid: siddaysnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
silacsanaansho
m.l/dh la-mid: silacsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
silacsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la silciyay ahaansho; rafaadsanaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
siriqsanaansho
m.l/dh la-mid: siriqsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sirirsanaansho
m.l/dh la-mid: sirirsanaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sirirsanaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la siriray ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
suryaysnaansho
m.l/dh la-mid: suryaysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
suryaysnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la suryeeyey ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tiqraarnaansho
m.l/dh la-mid: tiqraarnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tirigsanaansho
m.l/dh la-mid: tirigsanaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cignaansho
m.l/dh la-mid: cignaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dirnaansho
m.l/dh la-mid: dirnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gannaansho
m.l/dh la-mid: gannaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gannaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la ganay ahaansho. Dh: tuuryeysnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gignaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la adkeeyey ama la dhuujiyey ahaansho; gigtirnaansho.
gignaansho -ha: (magac, lab, keli) wax la adkeeyey ama la dhuujiyey ahaansho; gigtirnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
lignaansho
m.l/dh la-mid: lignaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mirnaansho
m.l/dh la-mid: mirnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rarnaansho
m.l/dh la-mid: rarnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
rarnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax raran ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rasnaansho
m.l/dh la-mid: rasnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Safnaansho
(Safnaansha-ha)
Wax safan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
safnaansho
m.l/dh la-mid: safnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
safnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax safan ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sarnaansho
m.l/dh la-mid: sarnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sarnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la saray ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saxnaansho
m.l/dh la-mid: saxnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saxnaansho
-ha: (magac, lab, keli) wax la saxiixay ahaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
simnaansho
-da: (magac, dhedig, keli) aan wax kala duwanaansho ah lahayn oo isku mid ah; aan kala wanaag-sanayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sinnaansho
(Sinnaansha-ha)
Wax siman ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sinnaansho
m.l/dh la-mid: simnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sinnaansho
-da: (magac, dhedig, keli) wax siman ahaansho
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sirgaxnaan
m.f.dh eeg sirgaxan². la-mid: sirgacnaan, sirgacnaansho, sirgaxnaan-sho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sirgaxnaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax sirgaxan ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sugnaansho
m.l/dh la-mid: sugnaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sugnaansho
-da: (magac, dhedig, keli) caddayn sida uu wax u jiro. Dh: hubsiimo, xaqiiqo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
surnaansho
m.l/dh la-mid: surnaan.