simplify
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
simplify
/simplafay/ simplification; (v) fududayn (fudayd iyo sahal ka digid).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
fududee
v. make easy, light ~ smooth; lighten, ease, simplify
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sahal
m. n. (adj.): ease, easiness, simplicity; easy, simple, uncomplicated
sahal v. simplify, make something easy ~ simple
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
yasir
v. simplify, make easy
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
fududee
-yey / fududaysay: (v) simplify (simplafay); make simple or simpler
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fududee
de: make easy, light ~ smooth; lighten, ease, simplify
lx: fududee
pd: (fududeeyey)
ps: v2b=tr
key: fududee
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sahal_2
de: simplify, make s.t. easy ~ simple
hm: 2
initial: s
lx: sahal
pd: (sahlay / sahashay)
ps: v1=tr
key: sahal_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yasir
de: simplify, make easy
initial: y
lx: yasir
pd: (yasiray)
ps: v1=
key: yasir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
simply
/simp li/ (adv) 1. si fudud (fudayd ah) 2. kaliya (oo kaliya, hadal aad adkaynayso si qura oo aan wax tarraxin inuu yahay) 3. aslanba (gebiba, runtii).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amplify
/aamplafaay/amplifies, amplifying, amplified; (v) 1. siyaadin ama xoojin. (sida codka ama awoodda kor loo qaado raadyaha, samaacadaha iwm). e.g. The signals of this radio should be amplified. 2. faahfaahin fikrad ama gqoraal. e.g. He amplified his ideas later on.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Amplify
Weynee
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
amplify
/aamplyfaay/ (v) edky kor ing qaathow amy ing dheerayow. He amplified the volume.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
simplicity
/simplisati/ (n) fudayd (sahal, sahalnimo).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Simplified
Fududeysan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simplifier
simplifier, v. - fududayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exemplify
/igsempalafay/ exemplification (n); (v) 1. tusaale u noqosho. e.g. She exemplified dignity and class. (v) 2. tusaale siin, tusaale ka-bixin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imply
/implay/ (v) si dahsoon hadal u sheegid, (dareensiin si ficil ah ama hadal maldahan ah).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
silif
m.dh (-fyo, m.dh) Caraf ka soo baxda cunto la karinayo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
silif
-ka: (magac, lab, keli) caraf ka soo baxda cunto la karinayo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simili
simili, n.m. - iska yeel; ku dayasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
simple
/simpal/ (adj) 1. fudud (sahal ah) 2. caadi ah (aan sharraxaad iyo siyaado midna lahayn) 3. doqon (nacas ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simple
simple, adj. - fudud; aanadkayn; hawl yar ama muhiim ahayn;
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
simple
a., (sincere) hagaagsan; be simple, hagaag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vilify
/vilafay/ vilification (n); (v) ka ceeb sheegid (cambaarayn).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Implies
Daminataa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
signify
/signafay/ (v) tusin (muujin, ka macna ahaansho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simplet
simplet, adj. - yare fudud
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sampling
Halqaad
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sémplice
agg. - fudud, sahlan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shoplift
/shop lift/ shoplifting; (v) dukaan xadid (dukaan la soo galo oo shay laga soo xado).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Similarity
Ekaansho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
similarity
/simalaarati/ (n) isu-ekaansho (is-shabbahaad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simplicité
simplicité, n.f. - sahlanaan; fududaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
similaire
similaire, adj. - la mid ah; la nooc ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
simpàtico
agg. soo jiidasho leh, wanaagsan.