simpatia
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
simpatia
s.f. - jinni, shucuur soo jiidasho leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
simpàtico
agg. soo jiidasho leh, wanaagsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impartial
/imparshal/impartiality; (adj) eex la'aan ah, si daacad ah u gar qaadaya, dhanna aan raacsanayn. e.g. an impartial judge.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impartial
impartial, adj. - aan laalaabka aqoon; toosan si fiican wax u maamula.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
simmetria
s.f. - wanqaran.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sympathie
sympathie, n.f. - naxariis; u jiidh-debecsanaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impair
/impeer/impairs, impairing, impaired; (v) daciifin, doorin, dhaawicid. (sidii caadiga ahaa ka baddalid). e.g. Loud music had impaired his hearing. He was impaired by alcohol.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impair
impair, adj. - is dheer; tiro is dheer
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Imaatin
(Imaatin-ka)
Meel laga soo kaco oo meel kale la yimaado.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
imaatin
m.l la-mid: imaasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
imaatin
vl. n. arrival, coming; stay, sojourn
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
imaatin
-ka: (n) the act of arriving; arrival (areeyval)-, showing up (showing ap) ~ imaansho
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
imaatin
-ka: (magac, lab, keli) meel soo gaadhid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imaatin
de: arrival, coming; stay, sojourn
lx: imaatin
pd: (-ka)
ps: vn2-m
xe: Thank you for coming.
xv: Imaatinka waad ku mahadsantahay.
key: imaatin
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
simanid
-da: (magac, dhedig, keli) wax siman noqosho.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Simayya
évaluer.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sipàrio
s.m. - daah.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
somatic
(n) pertaining to the body or body wall,
ku saabsan jidhka ama gidaaradiisa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spatial
spatial, adj. - la xidhiidha dirbaxa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impartir
impartir, v. - u oggolaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
siccatif
siccatif, adj. - dadajiya engajinta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sympathy
/simpathi/ (n) 1. naxariis (jimic, beer-jileec) (n) 2. u garaabid, dabac.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
simulation
simulation, n.f. - dabeecad aan dhab ama dabiici ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sympathies
/simpathis/ (n) naxariis ~ raxmad, beer-jileec.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sympathize
/simpathays/ (v) u beer-jileecid (u nixid, u beer-nuglaan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compagnia
s.f. - wehel, horin; shirkad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compatire
v.tr. u naxriisasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
estimatif
estimatif, adj. - qiyaasma.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impartire
v.tr.- siin (cashar, ammar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impatient
/impeyshant/impatience; (adj) samir la'aan (aan sugi karin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impatient
impatient, adj. - samir la'aan; aan samir lahayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
impatient
a., kaadsan la’, sugniin la’.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impératif
impératif, adj. - amarka; dadka la amro.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lampadina
s.f. - lambadiin, guluub.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
semàntica
s.f. cilmi afeed ku shaqa leh micnaha ereyada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
simulated
/simyuleytidh/ (adj) loo ekeysiiyey (arti-fishal ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
situation
/sijuweyshan/ (n) 1. xaalad (sida wax yihiin) 2. meel (kobta wax yihiin, makaan) 3. shaqo (mansab).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
situation
situation, n.f. - degaan; xaal (siday arrimuhu yihiin) waddan; xaalad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
stamperia
s.f. - madbacad.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Summation
Wadarayn
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compatriòta
s.m. isku waddan ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impractical
/impraaktikal/ (adj) aan la tijaabin karin (wax aan dhab ahaan loo fulin karin).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
psichiatria
s.f. - qaybta dawada ee u gaarka ah daweynta jirooyinka dhimirka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stimulation
stimulation, n.f. - guubaabinta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sympathetic
/simpathetik/ sympathetically; (adj) u beer-jilcid (u nixid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sympathique
sympathique, adj. - fiican; la jeclaan karo; wax la jeclaan karo
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
symptomatic
(adj) pertaining to or of the nature of a symptom.
calaamada bukaan cabashada salkooda