sii_dhowee
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sii_dhowee
de: accompany to the door; see off (s.o. who is departing)
initial: s
lx: sii dhowee
pd: (dhoweeyey)
ps: v2b=expr
key: sii_dhowee
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sii dhowee
v. accompany to the door; see off (someone who is departing)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shindhowee
f.mg2 (-weeyay, -weysay) la-mid: sid-dhowee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sid-dhowee
f.mg2 (sid-dhoweeyay, sid-dhoweysay) Dheddig xoolaad oo rimman waqtigii ay dhali lahayd u dhowaasho. la-mid: shindhowee.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
soo_dhowee
de: bring near; welcome, receive ~ greet (a guest)
initial: s
lx: soo dhowee
pd: (dhoweeyey)
ps: v2b=expr
key: soo_dhowee
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhowee
-yey / dhoweysay: (v) make closer; bring near ~ dhawee. Ex: fadlan buuggaas soo dhowee; please bring that book closer
soo dhowee: (v) 1. make closer; bring near. 2. welcome (weel-kam)', greet (giriit), receive (ri-ziiv), entertain cordially or hospitably ~ diyaafadi. Ex: martida soo dhowee; welcome the guest. —sii dhowee: (n) see off (sii of); say goodbye; bid farewell (feerwed); wave goodbye. Ex: martida sii dhowee; see the guests off at the door; Caynaashe waxuu aaday gegida dayuuradaha [eeri-poorka] si uu Aamina u sii dhoweeyo; Ainanshe went to the airport to see Amina off
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ambabixi
(fal) wax uu ku ambabbaxo sii; sahay uu ku socdaalo sii. Ambabixi agoomaha, uurkoogu madhan yahay.
ambabixi: (fal) sagooti oo sii dhowee; nabadgelyey.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saagooti
(fal) 'cid tegeysa' sii dhowee; sii dhowey; sii ambabbixi. Saakaan safarkii sii saagootiyay. Dh: sagooti, sabooti.
saagooti -ga: (magac, lab, keli) sii raacid qof tegeya, sii dhoweyn qof tegeya. Saagootiga qof tegayaa leh, sooryana qof yimid baa leh. Dh: sagooti, sabooti...
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
u_dhowee
de: draw s.o. ~ s.t. near; bring near; put close by
initial: u
lx: u dhowee
pd: (dhoweeyey)
ps: v2b=expr
key: u_dhowee
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
soo dhowee
v. bring near; welcome, receive ~ greet (a guest)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
soo_dhawee
de: welcome, receive (a guest ~ visitor)
initial: s
lx: soo dhawee
pd: (dhaweeyey)
ps: v2b=expr
see: dhowee
key: soo_dhawee
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shindhoweyn
m.dh la-mid: sid-dhoweyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sid-dhoweyn
m.f.dh eeg sid-dhowee. la-mid: shindhoweyn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shidhee
(fal) eeg shidhay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
biindhee
f.g2 (-dheeyay, -dheysay) Ciyaar turub, haad la degey fas yar saarid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fiindhee
f.g2 (-dheeyay, -dhaysay) 1. Sabuul qob ka qaadid. 2. Wax kala shaandhayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
fiindhee
v. separate; ostracize
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
fiindhee
(fal) wax kala huf. Dh: shaandhee.
fiindhee: (fal) guulguul oo fiiro darteed, wejiga u xumee.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fiindhee
cf: filfili
de: separate; ostracize
lx: fiindhee
pd: (fiindheeyey)
ps: v2b=
key: fiindhee
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sibidhee
(fal) samayso sibidh ama shamiitee. Sibidhee daarada aqalka. Dh: sabadee, sibdhin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
u dhowee
v. draw someone ~ something near; bring near; put close by
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
siidhiwale
m. n. referee
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
siidhiwale
- siidhiwalaha: (n) referee (rifirii); umpire ~ aarbiitare
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
siidhiwale
-ha: (magac, lab, keli) qof ciyaaraha lagu beretamayo ka garsoora; garsoore.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
siidhiwale
de: referee
initial: s
lx: siidhiwale
pd: (/ha)
ps: n7-m
xe: The referee was biased in the game.
xv: seeriwale {N}
key: siidhiwale
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
soo dhawee
v. welcome, receive (a guest ~ visitor)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
soo dhawee
-yey / dhaweysay: (v) greet (giriit); welcome (weel-kam); receive (ri-ziiv) ~ qaabil
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
soo_dhowow
de: welcome
initial: s
lx: soo dhowow
pd: (dhowaaday)
ps: v3a=expr
xe: Welcome to Somalia!
xv: dhowoow
key: soo_dhowow
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
silicdilyee
f.g2 (-yeeyay, -yaysay) Si nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. la-mid: silacdilyee.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
silicdilyee
-yey / silicdilyeysay: (v) torture unto death; put to slow death, painful death.
silicdilyo -dilyada: (n) the act of torturing; slow death, painful death
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
silicdilyee
(fal) si silic leh u dil.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SOO DHOWEYN
Ricevimento
Reception
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
wiliqdhabee
f.g2 (-beeyay, -beysay) Awr dad cun ah carin.