sigmoidoscopy
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sigmoidoscopy
(n) a slender instrument used to examine the area of the colon closest to the anus.
walax qarayar loo adeegsado in lagu baadho malawedka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sigmoid colon
(n) the curving end section of the large intestine.
qaybta qaloocan ee mindhicirka weyn ugu dambaysa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
colposcopy
(n) the examination of the vaginal and cervical tissues,
baadhitaanka hoosta iyo makaanka afkiisa
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Radioscopy
Rajikueeg
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
colonoscopy
(n) a procedure using a slender tubular instrument with a small light on the end for inspection of the colon.
dariiqa tuubo nal yar ku leh cidhifka dambe la geliyo mindhicirka si loo eego mindhicirka gudihisa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fluoroscopy
(n) an instrument using x-ray that allows continuous viewing of the internal structure of a human.
qalabka la adeegsado laguna arkikaro jidhka dad dadka gudihiisa
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Stroboscope
Istoroboskoob
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kaleidoscope
/kalaydhaskowb/ (n) 1. tuubbo markii la wareejiyo midabbo indha sarcaad ah leh. 2. wax kasta oo markii la wareejiyo midabbo sameeya.