side effect
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
side effect
(n) a secondary effect, esp. an undesirable secondary effect of a drug or therapy.
dhibaatada daawadu keento
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
side effect
/saydh ifekt/ side effects;(n) waxyeello (badanaa dhibaatada daawo qof u keento).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
waxyeello
-da / waxyeellada: (n) harm (haarm); damage (dhaa-mij); impairment (im-peer-ment); side effects Ex: ma isku eegtay waxtarkeeda iyo waxyeelladeeda? Did you check both its benefits and harms
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hall effect
Raadka Haal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
after-effect
/aafter-ifekt/ after-effects; (n) wax-yeellayn; wax markay dhacaan waxyeelo leh. e.g. a drug with no after-effects.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
adverse effect
(n) undesired results.
natiijo lama filaan ah
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Doppler effect
Raadka Dobler
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imperfect
/imperfikt/imperfectly; (adj) 1. wax aan dhammays-tirnayn (wax aan sax ahayn) (n) 2. naxwe ahaan (fal aan dhammaystirnayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
imperfect
a., aan dhamayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
side line
xarriiqda dhinaca
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
side order
/saydh odhar/ (n) dalab gooni ah (sida dalabka ka gooniga ah, dalabka koowaad oo baar laga dalbado).