sicir-dhimis
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sicir-dhimis
-ta: (n) discount (dis-kaawnt); price reduction
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
discount
/dhiskawnt/ (n) 1. sicir-dhimis (v) 2. sicir ka dhimid (v) 3. aan la tixgelin (aan waxba laga soo. qaadin).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Socod-dhimis
Retardation
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SICIR DHIN
Sconto
Discount
Waa ayadoo tacab qiime uu ku fadhiyey, ama lagu gadayey, hoos looga dhimo si la isu dhaafiyo. Tan hore waa khasaare gadid, tan dambase waa qiimihii hore ka hoos gadid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ciridhiib
m.l Isku taagidda faraha lugaha iyaada oo cirbaha kor loo qaadaayo. la-mid: cirbadhiib.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
is-dhimid
m.f.dh eeg isdhin².
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
midiidimis
midiidimis¹: m.l la-mid: midiidimin.
midiidimis²: m.dh la-mid: midiidimid.