shortsighted
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shortsighted
/shoort saytidh/ (adj) 1. arag gaaban (meel-dhoow kaliya wax ka arka) 2. fiira gaabni (aan meel dheer ka fakarin).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
indha-habeeno
-ah: (adj) shortsighted (shoort-saaytidh); nearsighted (niyarseeytidh); myopic (maayoopik) ~ arag gaaban, indhahabeeno
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
indhahabeeno
-indhahabeenada: (n) shortsighted (shoort saaytidh); nearsighted (niyarseeytidh); myopic (maayoopik) ~ arag gaaban, indha-habeeno
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
farsighted
(n) able to see objects better from a distance than from short range,
meel dheer wax ka araga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
far-sighted
/faar-saytidh/ (adj) aragti-dheer, meel-dheer wax ka-eega.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nearsighted
(n) unable to see distant objects clearly.
meel dheer waxba kama arki karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
near-sighted
/niyar saytidh/ (adj) aragti gaaban (meel dhow kaliya wax ka arka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foresight
/foorsayt/ (n) fiira-dheeri. e.g. I liked her foresight in saving up money for the trip.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fortnight
/foort-nayt/ (n) laba-asbuuc
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fortnight
n., afar iyo tobnaad, -ki; shan iyo tobnaad, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shorthand
/shoort haandh/ (n) 1. hab gacan-fudayd ah oo wax loo qoro. 2. qoraalka noocaas ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spotlight
/spot layt/ (n) 1. nalka barta masraxa lugu ifiyo 2. muujin (arrin la caddeeyo, sidii nal lugu ifiyey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
straighten
/streytan/ (v) toosin (wax toosan ka dhigid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
short-lived
/shoort layvdh/ (adj) cimri-gaaban.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Short landed
Shixnad dhiman