ereyga

shisheeye-naceyb

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

shisheeye-naceyb

DHAN

m.l (c.naf) Cabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

shisheeye-naceyb

DHAN

m.l (c.naf) Cabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada kale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]

shisheeye, ajnabi

DHAFANDHAAF

أَجْنَبِيِّ

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

shisheeyenimo

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) shisheeye ahaan.

waa la naqliyay ✓