ereyga

shilaldhuumood

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Shilaldhuumood

DHAN

Qalabka lagu xiro ama lagu qabbiro dhuun-biyoodda la girgir-bixinayo. Qalabka lagu qabto dhuumaha la girgir-bixinayo.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Daan, Daaman

DHAABAN

Daanka qalka qabatada, shilaldhuumoodka, baanadbiyodda, kelbedda iwm.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Fadhiga dhulyaalka ah

DHAABAN

Xubin ka tirsan shilaldhuumoodka ee ku xiran labada lugood oo sugan. Waa meesha cagta lagu reebo marka shilalka lagu shaqaynayo.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Keenada shilaldhuumoodka

DHAABAN

Xubin ka mid ah shilaldhuumoodka ee lagu qabbiro dhuun-biyoodda loo diyaarinayo jirid ama girgirbixin.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Lugta dheelitirka

DHAABAN

Shilaldhuumoodka lugtiisa saddexaad ee gadaal u fidda oo dheelitirta labada sugan.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Qotimmada sugan

DHAABAN

Lugaha sugan sida kuwa shilaldhuumoodka.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Salka keenada

DHAABAN

Fadhiga keenadu uga xiranto wadaagaha saddexda lugood ee shilaldhuumoodka.

waa la naqliyay ✓

Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]

Qallac-dhuumood

DHAFANDHAAF

Qalabka lagu qallaco dhuun-byioodda laga shaqaynayo.

waa la naqliyay ✓