sheet metal
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sheet Metal
Macdan fidsan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Flat metal
Bir fidsan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sentimental
/sentamental/ senti- mentally; (adj) ee shucuureed (caadifo iyo qiiro la xiriira).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sentimental
sentimental, adj. - caadifi ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentimentale
agg. dareen leh, caadif ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sweet potato
Bataati tnacaan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sweet potato
Bataato macaan, sonkor, qandi
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Hardened metal
Bir Kakan
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dheemaal
(fal) gellin kol ay tahay, socdaal samee.
dheemaal -ka: (magac, lab, keli) gellin danbe ilaa habeenkii socod.
dheemaal -ka: (magac, lab, keli) eeg dhaameel.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Sheedaal
magac loo baxsho wiil qayrkii ka dhex muuqda oo geesi ah.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sheesheel
-ka: (magac, lab, keli) celcelis, celcelis iyo noqnoqod.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
shentraal
m. n. telephone exchange, central operator
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shentraal
de: telephone exchange, central operator
initial: s
lx: shentraal
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: beddelid {It}
key: shentraal
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hectometre
Hegtomitir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
phenomenal
/finomanal/ phenomenally; (adj) 1. cajiib ah (heer sare ah) 2. la dareemi karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
phénoménal
phénoménal, adj. - la yaab leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Seed stalk
Samay iniin
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sheekeeyaa
-ga: (magac, lab, keli) qof sheeko badan; sheekeeye.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sheelsheel
(Sheelsheel-ka)
Celcelis.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sheelsheel
m. n. repetition
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sheelsheel
de: repetition
initial: s
lx: sheelsheel
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: celcelis
key: sheelsheel
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shift gear
/shift giir/ (v) marsho beddelid, gaydh baddalid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
speedometer
/spidhomatar/ (n) mitirka xawaaraha ee gaariga, (baabuurta).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Speedometer
Orod beege