share holder
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
share holder
/sher howldhar/ (bre)} stock holder; (n) saamile shariig (qofka shirkad saami ku leh).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Share holders
Shurug
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SAAMILEY (CR.)
Azionisti
Share-holders
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
threshold
/threshowldh/ (n) 1. xakabada-illinka (kaabiga, dhiska yar ee albaabka hoostiisa ah) 2. biloow (bar-bilowga hawl, arin iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
side order
/saydh odhar/ (n) dalab gooni ah (sida dalabka ka gooniga ah, dalabka koowaad oo baar laga dalbado).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
householder
/haws-holdhar/ (n) qofka guriga iska-leh ama degan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stockholder
/stak howldhar/ (n) saamile, qof ganacsi qayb ku leh shariig.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sharcidhuleed
-ka: (magac, lab, keli) sharci gooni u ah dhulka, oo dadka lagu kala maamulo.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
frozen shoulder
(n) a shoulder that cannot be moved,
garabka ayaan dhaqdhaqaaqayn
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
starter's order
amar bilaabid