shafkudhogorle
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shafkudhogorle
-ha: (magac, lab, keli) nin, naasayare, nin laabta timaha badan ku leh. Shafkudhogorle hiiyow soo deg.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afkudhagarle
-ha: (magac, lab, keli) qof dadka isku. dira; qof diradiraale ah oo hadalka uu yidhaahdo dadku isku dilo. Afkudhagarle iyo dhagarqabe waa walaalo. Dh: namiim, diradiraale, iskudire.
waa la naqliyay ✓