sentinelle
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sentinelle
sentinelle, n.f. - waardiye; gaadh
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentinèlla
s.f. - gaar haye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sentinel
/sentanel/ sentry; (n) waardiye (askari waardiye ah); ilaaliye.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sentinel
m., kor jir, -ki, kor joog, -gi, ilaalo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lentille
lentille, n.f. - Bikaaco.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étincelle
étincelle, n.E. - dhinbil (falliidh dab ah).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fontanelle
(n) the soft portion of a baby's skull just after birth.
nasin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentimentale
agg. dareen leh, caadif ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dentine
Ilko
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensellé
ensellé, adj. - dhabarka dari ku leh sida faraska
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entitle
/intaytal/ (v) 1. cinwaan-siin (ciwaan u yeelid) (v) 2. xaq u-siin, awood u-siin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gentile
/jental/ (adj) 1. dabac-san, jilicsan (adj) 2. naxariis-badan, dabci-qabow.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
gentile
agg. - qof wanaagsan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
gentile
n., (heathen) gaal, -ki; the gentiles, gaalo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
semelle
semelle, n.f. - sarta hoose ee kabaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sentier
sentier, n.m. - wadiiqo; waddo-luugeed
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentire
v.tr. - maqlid; dareemid (qabow iyo kulayl).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entaille
entaille, n.f. - qoridda; gori hawl ka qabashada, wax cusub kasoo saaridda; qorista; dhaawac wax af lehi gooyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entangle
/intaangal/ (v) murgid (wax isku-laab-laabma oo la kala bix-bixin waayo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
entangle
v.tr., isku mergi; be entangled, isku mereg.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entirely
/intayarli/ (adv) gebiba, dhammaanba.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lenticel
Dalool
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pennèllo
s.m. - burush yar oo wax lagu sawiro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sensible
/sensabal/ (adj) 1. macquul ah (caqliga gali kara) 2. dareensan (ogaal u leh); og. 3. la dareemi karo (la taaban karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sensible
sensible, adj. - cagliga gali karo; la qaadan karo; macno samayn kara ama la rumaysan karo; dareemi og; dareen badan; la taaban karo
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sentence
Weedh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sentence
/sentans/ (n) 1. jumlad (weedh) 2. xukumid (dambi ku xukumid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sentence
Xukun, gar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sentence
sentence, n.f. - xukun maxkamadeed
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sentence
n., (judgment) arin, -ti, gar, -ti.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentiéro
s.m. - wadiiqo, tub.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
septième
septième, adj. num. - toddobaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
séquelle
séquelle, n.f. - natiijo ama eel uu cudur qof ku reebo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tenaille
tenaille, n.f. - aalad wax lagu qabto; lagu sübo sida kalbadda ama biinsadda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tonnelle
tonnelle, n.f. - god looga duso si loo baajiyo warwareega waqtiga lumiya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
centipede
/sentipidh/ (n) hanqaraarac.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Centipede
Dhertaxaniinyo, geelcaacis
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
centipede
/sentaped/ (n) hangqa- raariyi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gentillet
gentillet, adj. - aad u fiican (qof)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
manivelle
manivelle, n.f. - Bir ama aalad loo isticmaalo furfurka lugaha baabuurta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péninsule
péninsule, n.f. - jasiirad dhinac ma'ahee inta kale biyo ku wareegsan yihiin; raasi (jasiirad la mood).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satinette
satinette, n.f. - dhar dhalaala oo cudbi ama suuf ka samaysan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sensibile
agg. - xasaasi ah, nugul.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sentiment
/sentamant/ (n) 1. shucuur caadifo, qiiro. 2. aragti (fikrad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sentiment
sentiment, n.m. - dareen; dareemis; caadifad
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Centimetre
Sentimitir
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
continènte
s.m. - qaarad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
demoiselle
demoiselle, n.f. - Gabadha aan weli la guursan; aan la guursan; gabadh gashaanti ah; gabadh; Minxiisad aan weli guursan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pertinence
pertinence, n.f. - hubaal; maskaxda gali kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sauterelle
sauterelle, n.f. - koronkoro; ayax
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentiménto
s.m. - shucuur, caadifo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
disentangle
/dhisentangal/ (v) ka fur-furid, ka saarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrainable
entrainable, adj. - lagusoo duwi karo; lagusoo dabaali karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
essentially
/esanshalli/ (adv) 1. aasaas-ahaan, asalkaba (adj) 2. xaqiiqdii, run-ahaantii.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gentillesse
gentillesse, n.f. - edeb; wanaagsan; dabeecad fiican.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pensionable
/penshanabal/ (adj) qof xaq u yeelan kara lacagta hawl-gabka.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sankuneefle
m.l.u 1. Wixii naf ku jirto oo dhan. 2. Dad.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sankuneefle
m.l.u 1. Wixii naf ku jirto oo dhan. 2. Dad.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sankuneefle
-sankuneeflaha: (n) human being; every living soul
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sankuneefle
-ha: (magac, lab, keli) inta sanka ka neefsata oo dhan. Sankuneefle dhammaantii adaan kaa doortay. Dh: nafley.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentenziare
v.tr. - xugmid.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sentigareed
-ka: (n) temperature scale; centigrade (senti-gareeydh); celsius (sel-siyas)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sentimental
/sentamental/ senti- mentally; (adj) ee shucuureed (caadifo iyo qiiro la xiriira).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sentimental
sentimental, adj. - caadifi ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
serviceable
/servisabal/ (adj) la-adeegsan karo (la-isticmaali karo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
settimanale
agg. - todobaadle.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unmentionable
/anmenshanabal/ (adj) aan la sheegi karin, xumaan darteed.