self-confessed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-confessed
/ (adj) qirsan ~ caddaystay. eg. She is a self-confessed liar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-possessed
/ self-pasest/ (adj) naftiisa ka adag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-centered
/ (adj) anaani (danayste).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-addressed
/ (adj) cinwaankii diruhu ku qoran yahay (bokhshad ama shay kale oo cinwaankiisii wata).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-contained
/self-konteyndh/ (adj) iskeed-u taagan (iskeed-u madax-bannaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-confidence
/self konfadans/ (n) isku-kalsooni.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
seef-cireed
m.l Walxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qabaal. Seef-cireedyada, badankoodu, waxa ay leeyihiin daba dheer oo aad noogu muuqa-ta marka uu qorraxda u soo dhawaado.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Seef-cireed
Comet
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
selfishness
/selfishnes/ (n) anaaninimo (danaystanimo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
selfishness
n., is jeclaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-control
/self-kontarowl/ (n) iska-adkaan (is-xukumid, is-xakamaynta nafta).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-defence
/selfi-dhifans/ (n) is-difaac (is-difaacid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-imposed
/self-impowsidh/ (adj) isku-waajib yeelid (isku-khasbid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
self-conscious
/self-konshas/ (adj) qajilsan (iskiis-u qajilsan, siiba dadka hortooda ka baqa).