scratchy
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scratchy
/skraaji/ (adj) xoqmaya (si fudud u xoqmaya oo xagatinta ku xumaanaya).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
scratch
(v) to make a thin, shallow cut or mark on a surface with a sharp instrument; to rub or scrape the skin to relieve itching.
isxoqis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scratch
/skraaj/ (n) 1. xagatin (xan- garuufo); xoqid(v) 2. ka tirtirid (liiska ka saarid)(v) 3. xoq-xoqid (xoq-xoqasho).
from scratch: meel hoose ka soo bilaabid (heer biloow ah ka bilaabid).
up to scratch: heerka la rabo (xadka layska rabo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scratch
v.tr., xago, xagxago; v.r., is xago.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xagan
-xagnaa / xagnayd: (adj) scratchy (iska-raaji); marked with scratches
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
catchy
/kaji/ (adj) sahal loo xusuusan karo (horay laga xusuusan karo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
catchy
/kaji/ (adj) yoow ly towaw (eed ing futhud).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
scratch (v)
hefaal
xaqtin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
catch
/kaj/ (n) (v) qabasho; la qabto.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
catch
/kaj/ (v) 1. qobythow, dhabsiyow. Can you catch the ball? 2. deerow (ku deerow). You need to catch the bus. 3. heleelow (jirry ky dhiyow). He caught a cold. 4. araghow (illy saarow). 5. ky dhiyow, ky dhowow. 6. dheeghow. (n) 7. walaaghi ly qobythi. 8. sakatuury (quful). 9. Tab.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
catch
catch, n.m. - Lagdanka xorta ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
catch
v.tr., (hold on to) qabo, qabso, xiji; catch hold of, ka qabo, ka qabso; catch with, ku qabso; catch the truth, runta qab; the wood will catch fire, alwaaxdu way guban; he has caught a distemper, cudur buu qaaday or qabsaday or wuu bukooday.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
crotch
(n) the region of the angle formed by the junction of the legs,
sarcanyaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crotch
/kroj/ (n) gosha (halka lugaha iyo dhexdu iska-galaan).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
crutch
(n) a device used to aid a paralyzed, weak, or injured person, usually a long stick or staff placed under the arm for support.
ulaha la taageerto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crutch
/kraj/crutches; (n) usha curyaanka ama qof dhutinayaa uu ku socdo oo kilkilaha la gashado
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
crutch
n., (for a cripple) tukubay, -ihi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scotch
/skoj/ (n) 1. wiski (nooc khamri oo iskot-laan lugu sameeyo) 2. hor-istaagid (joojin, dhammaad ka yeelid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
snatch
/snaaj/ (v) 1. dafid (dhifsasho, la boodid) 2. ka gaarsiin (ka faa'iideysasho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
snatch
v.tr., dhufo or dhifo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scraggy
/skraagi/ (adj) lafa-lafa ah (aad caato u ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scrawny
/skrooni/ (adj) lafo-lafo ah (caato qayaxan ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
screech
/skriij/ (n) qaylo-dheer (cabaad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sketchy
/skeji/ (adj) kooban (aan dhammays tirnayn, oo aan faahfaahin lahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stretch
/strej/ (v) 1. kala-bixid (kala- fidin) (n) 2. fiditaan (kala-bax).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scrutiny
/skruutni/ (n) baaris xeel-dheer (daraaso qoto-dheer).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
scrutiny
Tiftir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
strategy
/straataji/ (n) 1. xeel-dagaal (khiddo-dagaal) 2. tab (xeelad); khiddad sare.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Strategy
Lagama maarmaan; tab Rugdagaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
secretary
/sekrateri/ (n) 1. xog-hayn 2. xog-haye guud 3. wasiir (sida nidaamka Maraykanka, oo xog-hayaha guud wasiir loo yaqaan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Secretary
Xoghaye
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
stretcher
(n) a piece of equipment used to transport sick, wounded, or dead people,
sariirta qofka jiran lagu qaado
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stretcher
/strejar/ (n) bareele (sariirta qofka jirran lugu qaado).