scorbut
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scorbut
scorbut, n.m. - isqarbuut; yiridka; cudur cirridka gala oo dhiig ka keena
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scorbutique
scorbutique, adj. - qaba cudurka yiridka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scout
/skowt/ (n) 1. ilaalo (qof ama dad loo diro soo-jaajuusid cadow iwm) 2. doon-doonid (raad-raadin) (n) 3. urur taba-bar (siiba dhalinyarada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scornful
/skoornful/ scornfully; (adj) xaqirid badan (yasid iyo xurma-ridid badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
coût
coût, n.m. - Qiime; sicir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sort
/soort/ (n) 1. nooc ~ jaad, cayri (v) 2. kala-soocid (nooc-nooc u kala soocid, kala nidaamin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sort
sort, n.m. - nasiib.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sort
n., (species) cayn, -ki, tol, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Orbit
Tub
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
orbit
/oorbit/ (n) khadka meere uu ku meeraysto (dariiqa uu maro meere, sida dayaxa iwm).
orbit: /oorbit/ (v) meeris (meel ku meeraysasho, sida wareega dayaxa).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Orbit
Heekaabid, Cir-meerid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scont
v.i., ilaalo tag, soo ilaali.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scoot
/skuut/ (v) cararid (dhakhso u ordid).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Score
Labaatan, dhibco
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
score
dhalin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
score
/skoor/ (n) 1. dhibco, gool (buundada ciyaaraha ama baratan kale). (n) 2. laxan muusiko oo qoran (laxan muusiko dejin) 3. xagatin (jeexdin)(v) 4. guuleysi (foosid) (n) 5. aasaaska ama sababta arin loo cuskado 6. labaatan (labaatameeyo).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Score
Dhalis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
score
score, n.m. - dhibco (buundo tirsiga ciyaaraha).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scorn
/skoorn/ (n) xaqirid (yasid), xurmo-tirid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scorn
(see contempt).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scour
/skawr/ (v) 1. doon-doonid (raadin) 2. xoqid ku nadiifin (wax ku jiid-jiidid adigoo nadiifinaya).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Scrub
Jidhi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scrub
/skrab/ (v) 1. xoqid ku nadiifin (tir-tirid, rugid)(v) 2. burin (joojin) 3. dhir gaa-gaaban oo cufan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scrub
v./r., aad u dug, aad u xoq.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
short
/shoort/ (adj) 1. gaaban, yar 2. ka dhimman (wax ka dhimman yihiin, yar oo siyaado loo baahan yahay) 3. af-xumayn (ku xanaaqid, oo hadalo caro ah dhihid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
short
a., gaaban, yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
shout
/shawt/ (n) qaylo (qaylo kor loo qaado).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
shout
v., qayli, madar, orri; n., dhawaaq, -i, gurxan, -ki, orr, -ki, qaylo, -adi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
snout
n., gafuur, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sport
/spoort/ sports;(n) 1. ciyaar (cayaar sida kudbadda cagta) 2. madadaalo (sida kaftanka, iwm).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spòrt
s.m. - isboort, cayaar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sport
sport, n.m. - ciyaar; ciyaar la daawado oo tartan ah
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
sport
n., cayaar, -ti, jalbeeb, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spout
/spawt/ (v) 1. shubmid (qubid, sida biyo iwm, oo meel ku shubma) (n) 2. ganta ama afka wax ka shubmaan (sida ganta kirliga, tuubada iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stout
/stawt/ (adj) 1. buuran (cayillan) (adj) 2. adag (xoog badan) 3. geesi ah (geesinimo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
stout
a., buuran, shilis, xoog weyn; stout man, torog, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
strut
/strat/ (v) 1. is-qaadqaadid (socod is-qaad-qaad iyo isla-weyni ku jirto u socosho) (n) 2. tiir (sida tiir-dhexaad wax haya).
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
SURUT
(Surut) N Commiphora myrraha (Nees) Engl. Burseraceae.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
combat
/kombaat/ (n) 1. dagaal (v) 2. xarbiyid (dagaalid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
combat
combat, n.m. - Martiqaadka laguugu yeedho inaad wax la ciyaarto ama tartan gasho; Hardan; Dagaal laba qof ah.
combat acharné - Halgan.
char de combat - Taangi; dubaabad; Taangiga dagaalka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
combat
v.tr. and v.i., dagaalan, weerar.
combat, n., dagaal, -ki, weerar, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cornet
/kornet/ (n) qalab muusiko oo turunbada u eg.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cornet
cornet, n.m. - Aalad la afuufo (Muusigga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corpus
/korpas/ (n) qoraal urursan oo isku mawduuc ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corset
/korsit/ (n) dhar hoos laga xirto oo jirka ku dhagan, siiba caloosha iyo dabada si qaab qurxoon loogu yeelo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
escort
/eskoort/ (n) 1. wehel, rafiiq (v) 2. raacid, wehelin, galbin, oo loo raaco wehel, ilaalo, hoggaamin iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scorch
/skoorj/ (v) 1. gubasho yar (gubid sahlan, oo shayga isbeddel yari ku dhaco) 2. xoog u socosho (xoog u ordid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scorch
v.tr., gub; v., gubo.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
scorer
dhibco qore, gool dhaliye
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scorer
/skoorar/ (n) qofka guusha wada (dhibca badan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scòria
s.f. - haraa, wasakh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scórso
agg. dhowaa, tegay, la soo dhaafay.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scórta
s.f. - qof ama ciidan hubaysan oo madaxda ilaalisa; kayd.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
script
/skript/ (n) 1. qoraal, gacanta lugu qoro (far) 2. alifbeeto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
script
script, n.m. - far la soo gaagaabiyey
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sprout
/sprawt/ (v) fufid (soo-saarid, sida dhir caleen soo-saarta) kobcid, korid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corrupt
/korrapt/ (v) 1. musuq samayn (musuq-maasuq samayn). (adj) 2. musuq-maasuq.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
corrupt
v.tr., (spoil) qudhmi, ka bi’i, dil, u xumay; (become rotten) v.i., qudhun.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scarlet
/skarlit/ (adj) guduud dhalaalaya (casaan dhalaalaya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scarlet
a., guduud, guduudan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scorpio
/skoorpiyow/ (n) calaamad ka mid ah calaamadaha burjiga dadka, burjiga dadka dhasha oktoobar 23 ilaa nofeembar 21.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scorrètto
agg. - khaldan, aan qumanayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
short cut
/shoort kat/ (n) dariiqa ugu dhow marid (dariiqa ugu dhakhsa badan qaadasho).