scenic
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scenic
/siinik/ (adj) muuqaal dabiici ah (qurux dabeecadeed leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ascetic
/asetik/ (adj) qofka u nool si xirxiran ama naftiisa xakameeya (ilaaliya) diin awgeed.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ascetic
a., (nin) duca ka raag ah; n., duca ku raag, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sceptic
/skeptik/ (bre) skeptic (ame); (n) shakilow (qof shaki badan, oo diiddan in uu wax rumaysto).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Conic
Toobineed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cynic
/sinik/ (n) qofka aaminsan in dadkoo dhan danaystayaal yihiin, oo ka aamin baxa dadka iyo hawlahooda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scèna
s.f. - qayb ka mid ah masrixiyadda ama filin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scene
/siin/ (n) 1. meel (siiba goob wax ka dhacaan) 2. dhacdo (sida arin ama dagaal dhacdadiis) 3. fagaare (sida masraxa; madal) 4. muuqaal (aragti dabiici ah, sida buuraha, dhirta iwm) 5. xanaaqid (dagaal kicin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scène
scène, n.f. - meesha wax ka dhacaan; heedadow; majaajilo; sharax jil ama qayb kamid ah qof noloshii; dhacdhacid (sida qofka, sikhraansan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scent
/sent/ (n) 1. caraf (udgoon)(v) 2. urin (ur ku dareemid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
scent
n., udgoon, -ki, ur, -ti.
scent: v.tr., (perfume) udgoonay, uumi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sonic
/sonik/ (adj) dhawaqa la xiriira (siiba mawjadaha maqalka, sida idaacadda).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scenario
/sinaariyo/ (n) hannaan ama khiddad wax loo dejiyo (hannaanka taxan ee loo dajiyo sida riwaayad ama filin loo jili doono).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scénario
scénario, n.m. - qoraal; far ka qoro; far gacanta lagu goro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scénique
scénique, adj. - la xidhiidha majaajilada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arsenic
/arsanik/ (n) sun aad u daran oo dadka disha.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
arsenic
/arsanik/ (n) sung eed ing dorong.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
laconic
/lakonik/laconically; (adj) hadal kooban isticmaalid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
satanic
/seytanik/ (adj) shayddaan ah (shayddaanimo).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scàrico
s.m. - aan rarnayn; maran (bateria iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scenery
/siinari/ (n) 1. muuqaalka farshaxanka ee masraxa lugu qurxiyo 2. muuqaalka dabiiciga ah (aragtida dabeecadda, sida dhirta, buuraha iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scented
/sentidh/ (adj) caraf leh (udgoon).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
science
/sayans/ (n) cilmi (sida sayniska, xisaabta, iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
science
science, n.f. - saynis; cilmi dabeecaadeed; falmo; aqoon; cilmi
homme de science - nin wax dhigasho fiican leh; aqoonyahan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
science
n., oqoon, -ti.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sciènza
s.f. - saynis, cilmi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sfèrico
agg. - kankoonsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
skeptic
/skeptik/ (ame) sceptic (bre); (n) shakiloow (qofka ka shakiya wax dadka kale rumaystaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stencil
/stensal/ (n) 1. shay qoraalka ama naqshadda lala raaco (sida bir xarfo la dalooliyey leh; qaabeye) (v) 2. qoraal samayn adigoo shay xarfo daloola leh la raacaya. 3.nadaam wax loo daabaco iyadoo la isticmaalayo isteensal (stencil).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Stencil
Xaashida qoraal - badinta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
svenire
v.intr. - suuxid, diidid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
uscènte
agg. - sii dhammaanaya; qof jago uu hayey ka tegi raba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ascending
/asendhing/ (adj) kor u kacaya; kala koreeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ascension
ascension, n.f. - Kor u korid; Korista dhirta (Gidaarka Buurta iwm).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ascension
n., korriin, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eccentric
/eksenterik/ (adj) cajiib ah, aan caadi ahayn.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Eccentric
Docdalool, Masaal laawe
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obscénité
obscénité, n.f. - eray ama fal wax dhaawaca.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sceptical
/skeptikal/ (bre) skeptical (ame); (adj) shakisan (shaki ku jiro).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
schernire
v.tr.- ku qosolid, kajamid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scientist
/sayantist/ (n) aqoon-yahan (siiba saynis yahan).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
screening
horgoyn
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Screening
Gool xirid