sawirtusaaleed
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sawirtusaaleed
-ka: (magac, lab, keli) sawirgacmeed ama wax kale inta lagu sawiray ardayda ama dadka kale tusaale looga dhigo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jaantus
-ka: (magac, lab, keli) sawir fududeeya fahanka xog qoraal lagu soo gudbiyay. Dh: sawirtusaaleed. Wa: jaantusyo.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sawir-maskaxeed
-ka: (n) imagination (i-maaji-neey-shin); imaginary (i-maaji-nari); fancy (faansi)
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
saxarsaleed
m.l (-dyo, m.dh) (c.fal) Magac guud oo ay wadaagaan dhammaan saxarrada uu maatarku ka kooban yahay ee aan loo sii kala jabin saxarro ka sii yar.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sawirgacmeed
-ka: (magac, lab, keli) sawirka gacanta lagu sameeyo, gacanta lagu suubbiyey. Dh: farshaxan.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Saxar saleed
Elementary particle
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saxar-saleed
m.l (-dyo, m.dh) (c.fal) Magac guud oo ay wadaagaan dhammaan saxarrada uu maatarku ka kooban yahay ee aan loo sii kala jabin saxarro ka sii yar.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fiiqtukaalee
f.mg2 (-leeyay, -leysay) Fiiqtukaale samayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hogatusaalee
f.g2 (-leeyay, -leysay) la-mid: hogotusaalee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hogotusaalee
f.g2 (-eeyay, -eysay) Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. la-mid: hogatusaalee.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
hogotusaalee
f.g2 (-eeyay, -eysay) Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. m.f.dh, hogotusaalayn. la-mid: hogatusaalee.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hogotusaalee
v. give a demonstration to someone; specify ~ on something (the essential parts of a talk)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hogotusaalee
(fal) dhinacyo badan wax ka tus oo u caqliceli.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hogotusaalee
de: give a demonstration to s.o.; specify ~ focus on s.t. (the essential parts of a talk)
lx: hogotusaalee
pd: (hogotusaaleeyey)
ps: v2b=tr
key: hogotusaalee
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Saafid xisaabeed
Mathematical analysis