sannif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannif_2
de: invent, create, compose; manufacture
hm: 2
initial: s
lx: sannif
pd: (sannifay)
ps: v1=tr
key: sannif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannif_1
bw: Arabic
de: invention, creation, composition
hm: 1
initial: s
lx: sannif
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: sannif_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sannif
(Sannif-ka)
1. (suugaan) wax hor leh oo la curiyo, la abuuro, la hindiso; tasniif.
2. Wax nabar lagu dhufan lahaa oo aan si fiican loola heline, gees ama meel yar laga taabsiiyey.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannif
sannif¹: m.l 1. Gabay iyo wixi lamida oo la curiyo. 2. Dhaawac yar oo aan haragga dhaafsanayn. la-mid: sannifaad.
sannif²: f.g1 (-fay, -ftay) 1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sannif
f.g1 (-fay, -ftay) 1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid. m.f.dh, sannifid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sannif
m. n. invention, creation, composition
sannif v. invent, create, compose; manufacture
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannif
(fal) nabar, si baalmareen ah ugu dhac, dhinac ka sii taabo ama xago.
sannif: (fal) cadho aan sababteeda la hayn u qaad. Wuu i sannifay saaxiibkay.
sannif: (fal) wax hor leh curi, hindis.
sannif-ka: (magac, lab, keli) nac xooggan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saani_2
bw: Arabic
de: adulterer (in religious connotation)
hm: 2
initial: s
lx: saani
pd: (-ga)
ps: n2a-m
syn: dhillay, macsilow
key: saani_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannifo
f.g3 (-ftay, -fatay) Wax hor leh hindisasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sannifo
f.g3 (-ftay, -fatay) Wax hor leh hindisasho. m.f.dh, sannifasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sannifo
v. compose (a literary ~ artistic work) for oneself
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannifo
(fal) suugaan ama wax kale abuuro ama curi.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannifo
de: compose (a literary ~ artistic work) for oneself
initial: s
lx: sannifo
nt: sannifasho (/da) [vn-f]
pd: (sanniftay)
ps: v3b=tr
key: sannifo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Sunni_2
de: Sunni Muslim; one following the majority (orthodox) sect of Islam, as opposed to Shia Contrast: Shiica
hm: 2
initial: s
lx: Sunni
pd: (-ga Pl: Sunniyiin (ta))
ps: n8-m
key: Sunni_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannifan
f.mg4 (-fnaa, -fnayd) Wax la sannifay ahaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sannifan
der. [adjective] created, invented, composed, written, designed
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannifan
(tilmaame) mid la sannifay.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannifan
de: created, invented, composed, written, designed
initial: s
lx: sannifan
pd: (sannifnaa)
ps: adj-der
key: sannifan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sannifid
(Sannifid-da)
1. (suugaan) wax hor leh curin, abuurid, hindisid.
2. Nabar wax lagu dhufan lahaa, (oo aan beeg wax loola helin) gees ama meel ka taabsiin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannifid
m.f.dh eeg sannif².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannifid
-da: (magac, dhedig, keli) 'suugaan' wax hor leh curin, abuurid, hindisid.
sannifid-da: (magac, dhedig, keli) eeg sannifaad.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sarrif_2
de: give change, change (money)
hm: 2
initial: s
lx: sarrif
pd: (sarrifay)
ps: v1=
key: sarrif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xannib_2
de: cause difficulty, be a nuisance
hm: 2
initial: x
lx: xannib
pd: (xannibay)
ps: v1=tr
key: xannib_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imannin_2
de: do not come!, don't come!
hm: 2
lx: imannin
pd: (imanin ~ iman)
ps: v4b-neg-imp
xe: Dont come!
xv: Ha imannin!
key: imannin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orannin_2
de: do not say!
hm: 2
lx: orannin
pd: (odhanin)
ps: v4a-neg-imp-sg
xe: Do not say it another time!
xv: Mar kale ha orannin!
key: orannin_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sannifaad
(Sannifaad-da)
Wax hor leh, sannifidda.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannifaad
m.dh 1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xanaaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iyo wixi lamida jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. la-mid: sannif¹.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sannifaad
m.dh 1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xanaaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iyo wixi lamida jirka nafleyda gaarsiiyaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sannifaad
f. n. invention
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sannifaad
-da: (n) forgery (foor-jeri); falsification, counterfeit, fake ~ foorjari
ku sannif -ay / tay: (v) get mad at someone; get angry with someone
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannifaad
-da: (magac, dhedig, keli) nicid daran.
sannifaad -da: (magac, dhedig, keli) wax hor leh, curin; allifid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sannifaad
a: sannif
de: invention
initial: s
lx: sannifaad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: sannifaad
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Shariif_2
de: Sharif
hm: 2
initial: s
lx: Shariif
ps: name-m
key: Shariif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saf_2
de: line up, arrange in a row
hm: 2
initial: s
lx: saf
pd: (safay)
ps: v1=tr
key: saf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
san_2
de: nose
hm: 2
initial: s
lx: san
pd: (-ka Pl: sanan (ka))
ps: n4-m
key: san_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
alif_2
a: alifba'
de: alphabet
hm: 2
lx: alif
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: alif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
anna_2
de: I also ..., me too = an(iga) + -na
hm: 2
lx: anna
ps: pro-red + conj
key: anna_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saaf_2
de: slice (meat) thin ~ in strips (prior to roasting or frying it in order to preserve it for later use)
hm: 2
initial: s
lx: saaf
pd: (saafay)
ps: v1=tr
key: saaf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saan_2
bw: saansaan
de: footstep, pace; footprint
hm: 2
initial: s
lx: saan
pd: (-ta Pl: saamo (/ha))
ps: n1-f
syn: tallaabo
key: saan_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sayn_2
de: clumps ~ bristles of animal hair; tail (such as hairs at the tip of the tail)
hm: 2
initial: s
lx: sayn
pd: (-ta Pl: saymo (/ha))
ps: n1-f
key: sayn_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-anno_2
de: may we do (X), let us do (X)
hm: 2
lx: -anno
ps: v3-1pl-opt
xe: Let us do our work!
xv: Shaqo annu qabsanno!
key: -anno_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
banii_2
de: humanity, being human; [atr.] humane
hm: 2
lx: banii
pd: (/da)
ps: n0-f-abs
key: banii_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Barni_2
de: Barnee
hm: 2
lx: Barni
ps: name-f
key: Barni_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ganbi_2
de: fighting, warfare
hm: 2
lx: ganbi
pd: (-ga)
ps: vn2a-m
key: ganbi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hanti_2
de: own, possess; acquire (wealth); inherit; [ext.] nationalize
hm: 2
lx: hanti
pd: (hantiyey / hantiday ~ hantisey)
ps: v1=tr / v2a=tr
key: hanti_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saafi_2
de: fish sp.
hm: 2
initial: s
lx: saafi
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: saafi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saami_2
de: draw lots in order to divide up s.t.
hm: 2
initial: s
lx: saami
pd: (saamiyey)
ps: v2a=tr
key: saami_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saani_1
de: straightness; [atr.] straight, not crooked; correct
hm: 1
initial: s
lx: saani
pd: (-ga)
ps: n0-m
key: saani_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sacaf_2
de: make a preserve of dates
hm: 2
initial: s
lx: sacaf
pd: (sacfay)
ps: v1=
key: sacaf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sahwi_2
de: forget (to do), omit, miss out
hm: 2
initial: s
lx: sahwi
pd: (sahwiyey / sahwiday ~ sahwisey)
ps: v1= / v2a=
key: sahwi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
samir_2
cf: samri
de: be patient ~ resigned, let go of (loved one, ambition, desire)
hm: 2
initial: s
lx: samir
pd: (samray)
ps: v1=inch
key: samir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sanco_2
de: industrial know-how
hm: 2
initial: s
lx: sanco
pd: (-ta)
ps: n1-f-cmp
key: sanco_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saqaf_2
de: comb; combing
hm: 2
initial: s
lx: saqaf
pd: (-ta)
ps: n1-f
syn: garfeer, shanlo {N}
key: saqaf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sawir_2
de: depict; draw, sketch; photograph
hm: 2
initial: s
lx: sawir
pd: (sawiray)
ps: v1=tr
key: sawir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sunni_1
de: eyebrow
hm: 1
initial: s
lx: sunni
pd: (-da Pl: sunnayaal (/sha))
ps: n7-f, n1-f
key: sunni_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caniin_2
a: ciniin
de: become sexually impotent
hm: 2
lx: caniin
pd: (caniinay)
ps: v1=
key: caniin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daciif_2
de: weaken, become feeble, get weak
hm: 2
lx: daciif
pd: (daciifay)
ps: v1=inch
key: daciif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jaynaf_2
de: look haggard
hm: 2
lx: jaynaf
pd: (jaynafay)
ps: v1=
key: jaynaf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kashif_2
de: expose; put to shame, disgrace
hm: 2
lx: kashif
pd: (kashifay)
ps: v1=
key: kashif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laciif_2
de: become frail, get weakened, be feeble
hm: 2
lx: laciif
pd: (laciifay)
ps: v1=inch
key: laciif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaniin_2
de: bite, sting
hm: 2
lx: qaniin
pd: (qaniinay)
ps: v1=tr
key: qaniin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qanjir_2
de: be improperly cooked ~ under-cooked
hm: 2
lx: qanjir
pd: (qanjiray)
ps: v1=intr
key: qanjir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saahid_2
de: become an ascetic
hm: 2
initial: s
lx: saahid
pd: (saahiday)
ps: v1=inch
key: saahid_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saanifad
m.dh la-mid: saniifad.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
saanifad
f. n. decorative border ~ edging
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saanifad
-da: (magac, dhedig, keli) calaamo maryaha dacalkooda loo yeelo. Saanifad baa loo yeelaa shalmadaha. Dh: saniifad, aarad, darxad.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saanifad
a: saniifad
de: decorative border ~ edging
initial: s
lx: saanifad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: saanifad
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Saaxil_2
cf: Berbera ~ Barbara
de: Berbera [alternate name for the town]
hm: 2
initial: s
lx: Saaxil
pd: (-ka)
ps: n0-loc-m
key: Saaxil_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saayid_2
de: become extra, increase
hm: 2
initial: s
lx: saayid
pd: (saayiday)
ps: v1=intr
key: saayid_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Saniifad
(Saniifad-da)
Calaamo loo yeelo maryaha dacalkooda; darxad; (ama saanifad).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saniifad
m.dh (-do, m.l) Gabal maro ah oo lagu tolo maro kale oo ka midab duwan. la-mid: saanifad.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
saniifad
f. n. decorative border ~ edging
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saniifad
-da: (magac, dhedig, keli) calaamad loo yeelo dacallada maryaha. Dh: aarad.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saniifad
de: decorative border ~ edging
initial: s
lx: saniifad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: saniifad
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sanuun_2
de: give off a smell of cooking
hm: 2
initial: s
lx: sanuun
pd: (sanuunay)
ps: v1=intr
key: sanuun_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saqiir_2
de: die in infancy ~ childhood
hm: 2
initial: s
lx: saqiir
pd: (saqiiray)
ps: v1=intr
key: saqiir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sariir_2
de: bottom of a vessel
hm: 2
initial: s
lx: sariir
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: sariir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sarrif_1
bw: Arabic
de: exchange (of money); small change
hm: 1
initial: s
lx: sarrif
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: sarrif_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saxiix_2
de: sign
hm: 2
initial: s
lx: saxiix
pd: (saxiixay)
ps: v1=tr
xe: Sign (your name) here.
xv: Halkan saxiix.
key: saxiix_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shinni_2
cf: abuur; firi
de: seeds, pips
hm: 2
initial: s
lx: shinni
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: shinni_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
siniin_2
bw: Arabic
de: years Sg: sano
hm: 2
initial: s
lx: siniin
pd: (-ta)
ps: n8-f-pl
key: siniin_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sunnee_2
bw: taabo
de: taste, sample, take a bit (of), try (out)
hm: 2
initial: s
lx: sunnee
pd: (sunneeyey)
ps: v2b=tr
syn: barakee
key: sunnee_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xanfaf_2
de: feel sharp ~ severe pain
hm: 2
initial: x
lx: xanfaf
pd: (xanfafay)
ps: v1=inch
key: xanfaf_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xannib_1
de: difficulty, nuisance
hm: 1
initial: x
lx: xannib
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: xannib_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
musallif_2
de: be the victim of cattle theft; go broke, become bankrupt
hm: 2
lx: musallif
pd: (musallifay)
ps: v1=inch
key: musallif_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannifasho
m.f.dh eeg sannifo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannifasho
-da: (magac, dhedig, keli) suugaan iyo wax hor leh, abuurasho ama curin.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Sannifayya
fabriquer.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sannifnaan
m.f.dh eeg sannifan. la-mid: sannifnaansho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bandhig_2
cf: carwo
de: display, exhibit, exhibition
hm: 2
lx: bandhig
pd: (-ga)
ps: vn2a-m-cmp
key: bandhig_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bannaan_2
de: empty, cleared, vacant, unoccupied; free; [ext.] licit, lawful
hm: 2
lx: bannaan
pd: (bannaanaa)
ps: adj
key: bannaan_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
danaani_2
de: large container
hm: 2
lx: danaani
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: danaani_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dangiig_2
de: act of lying down on a mat; going to bed
hm: 2
lx: dangiig
pd: (-ga)
ps: vn-m
key: dangiig_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imannin_1
de: did not come
hm: 1
lx: imannin
pd: (imanin ~ iman)
ps: v4b-neg-past
xe: It was I who did not come yesterday.
xv: Anigaan imannin shalay.
key: imannin_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
imannin_3
de: may [someone] not come!
hm: 3
lx: imannin
pd: (iman)
ps: v4b-neg-opt
xe: Dont let anybody come to me!
xv: Yaanay cidi ii imannin!
key: imannin_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
khaliif_2
de: make s.o. caliph; name as caliph
hm: 2
lx: khaliif
pd: (khaliifay)
ps: v1=tr
key: khaliif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
khariif_2
de: be delayed because of contrary winds (of a ship)
hm: 2
lx: khariif
pd: (khariifay)
ps: v1=inch
key: khariif_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orannin_1
de: did not say
hm: 1
lx: orannin
pd: (odhanin)
ps: v4a-neg-past
xe: He did not say what he was thinking about.
xv: Wuxuu ku fikirayay muusan orannin.
key: orannin_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orannin_3
de: may [someone] not say!
hm: 3
lx: orannin
pd: (odhannin)
ps: v4a-neg-opt
xe: May you not say anything to anybody!
xv: oran
key: orannin_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qandiir_2
de: grow lukewarm
hm: 2
lx: qandiir
pd: (qandiiray)
ps: v1=inch
key: qandiir_2