sanitaires
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sanitaires
sanitaires, n.m.pl. - isku dubbaridista ilaalinta fayada ama sixada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sanitaire
sanitaire, adj. - nadiif ah; fayow
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
santare
-ha: (magac, lab, keli) weel caw falageed ka samaysan oo korka laga jaxaaso, weel gurgur weyn oo alaabta yaryar ee muhiimka ah lagu gurto, laguna rarto. Dh: santadhe.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sanitary
/saanateri/ (adj) 1. nadaafadeed (ee nadiifin la xiriira) 2. nadiif ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paritaire
paritaire, adj. - urur laba qaybood oo isle'eg ama siman ka kooban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
salivaire
salivaire, adj. - la xidhiidha candhuufta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
salutaire
salutaire, adj. - faa'iido ama waxtar u leh; caafimaad-qab
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
solitaire
solitaire, adj. - keli-nool; aan la wehelin; kelinimo cidla ku noolaasho; qofka aan jiclayn in dad kale la noolaado; oo qudha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sanctuaire
sanctuaire, n.f. - meel barakaysan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
humanitaire
humanitaire, adj. - si aadami ah dadka u fiican.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sanguinaire
sanguinaire, adj. - dhiig badani ku daato
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transitaire
transitaire, adj. - la xidhiidha hakadka jidka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abitare
v. intr. - degid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
agitare
v.tr. - lulid, ruxid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
animare
v.tr. - nooleyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cantare
v.tr. - heesid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
notaire
notaire, n.m. - Xeeryaqaan u xilsaaran waxyaabaha la xidhiidha hantida iyo dhaxalka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
panties
/paantiis/ pants; (n) nigis (kastuumada dumarka)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
salaire
salaire, n.m. - mushaar.
salaire de base - mushaarka ugu yar
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
saltare
v.intr. - boodid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
saziare
v.tr.- dhergin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sentire
v.tr. - maqlid; dareemid (qabow iyo kulayl).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
svitare
v.tr. - musmaar debcin, siibid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
vantare
v.tr. - faanin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
capitare
v.intr. - ku dhacid, gaarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dentaire
dentaire, adj. - ee ilkaha; ilkaha ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
maritare
v.tr. - u guurin, aroosin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sabotare
v.tr.- curyaamin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
salutare
v.tr.- salaamid, nabdaadin, bariidin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sectaire
sectaire, adj. - kala saar saara dad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
capitaine
capitaine, n.m. - Dhamme (Saddex xiddigle); Madax gaybeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lapidaire
lapidaire, adj. - wax alaala wixii laga sameeyo dhagaxda sida taalooyinka xoolaha iyo dadkaba.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
militaire
militaire, adj. et n. - Militari; ciidanka gaashaandhigga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monétaire
monétaire, adj. - ee lacageed (ku saabsan) lacagta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plantaire
plantaire, adj. - calaacasha lugta ee dhulka la dhigo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
séminaire
séminaire, n.m. - aqoon-isweydaarsi; siminaar; waxbarasho gaaban
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shakitire
-ha: (magac, lab, keli) wax qof shakiga uu qabo ka baabi'iya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
similaire
similaire, adj. - la mid ah; la nooc ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
solidaire
solidaire, adj. - ku xidhaan; gacan siin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stagiaire
stagiaire, adj. - qof tababbar ku jira
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
baritaaris
-ta: (magac, dhedig, keli) eeg badhikintaalis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
égalitaire
égalitaire, adj. - sinaan,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mandataire
mandataire, n. - wakiil ka ah qof kale.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sanitarian
Fayadhawr
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sanitation
/saanateyshan/ (n) nadaafad (hawlaha nadaafadda, sida sifaynta biyaha, qashin guridda iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
satisfaire
satisfaire, v. - la raalli geliyo; raalli gelin la siiyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
signataire
signataire, n.m. - heshiis saxiixa
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Canis aureus
(I) Sciacallo grigio;
(E) Common Jackal;
(S) DAWACO (S.g.: Dawahò, Daw'ò. Da'aw, Dawo'd, Dayo; Jowbar: Dowe; S.c.m.: Daw'à' ongar; Algoye; Dawa'w alamberta; Las Anod: Dawa ‘argonle); DAC (Daù), 9 DAYCAA (Dau'a)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
badhitaaris
-ta: (magac, dhedig, keli) cid kale badhikintaalid oo taageeris. Dh: badhikintaalis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
majoritaire
majoritaire, adj. - u badnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parasitaire
parasitaire, adj. - u agdaanta sida daris ku nool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ravitailler
ravitailler, v. - taakulayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
totalitaire
totalitaire, adj. - xukuumad aan diimoqradi ahayn xukuun kaligi tashade ah