ereyga

salubrious

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

salubrious

DHAN

/saluubriyas/ (adj) caafimaadka u roon, sida saxada ama hawada nadiifka ah iwm.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

spurious

DHAFANDHAAF

/spyuriyas/ (adj) 1. been ah (run loo ekeysiiyey, laakiin been ah, sida saxiix been ah oo qof kale saxiixay) 2. khaldan (khalad ku jiro).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

lugubrious

DHAFANDHAAF

/laguub riyas/ (adj) murugeysan (qof calool xun).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

illustrious

DHAFANDHAAF

/illastriyas/illustriously;(adj) qof caan ah (wax gaar ah caan ku noqday)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

curious

DHAFANDHAAF

/kiyuuriyas/ (adj) jecel wax kasta inuu ogaado ama barto.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

curious

DHAFANDHAAF

a., gulawaa, -ihi, fuduul badan, fuduuli ah, fuduuli, -gi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

dubious

DHAFANDHAAF

/dhiyubiyas/ (adj) shaki ku jiro, shakisan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

furious

DHAFANDHAAF

/fyuuriyas/ (adj) 1. caraysan, dhirifsan. e.g. My mother was furious when she saw that someone had eaten the cake she had made for dinner. (adj) 2. aad u-daran, kascan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

salàrio

DHAFANDHAAF

s.m. - mushahar.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

salubre

DHAFANDHAAF

salubre, adj. - nadiif ah; ka dhowrsan wasakh iyo wixii kale ee jiro keenaya; fayow; caafimaad-qab

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

serious

DHAFANDHAAF

/siiriyas/ (adj) 1. dhab (aan ciyaar iyo kaftan ahayn, daacad ah) 2. halis ah (khatar ah) 3. muhiim ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

various

DHAFANDHAAF

/vaariyas/ (adj) 1. kala-duwan (kala-gadisan) (adj) 2. dhawr ah (dhawr wax oo kala-duwan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cautious

DHAFANDHAAF

/kooshas/ cautiously (adj) feejigan (taxadar leh).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

cautious

DHAFANDHAAF

/kooshas/ (adj) tahaddir eh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

cautious

DHAFANDHAAF

a., fooyig; be cautious. foojigow.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

glorious

DHAFANDHAAF

/glooriyas/ (adj) muunadaysan, muunad-leh.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Salaries

DHAFANDHAAF

Mushahaaro

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

delirious

DHAFANDHAAF

/dhiliriyas/ (adj) isku-daran (siiba darooriga xanuunku keeno). e.g. She was so sick that she became delirious.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

hilarious

DHAFANDHAAF

/hileeriyas/ (adj) minqax-badan, qosol-badan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

injurious

DHAFANDHAAF

a., wax yeela leh, (eray) aan la is odhan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

laborious

DHAFANDHAAF

a., hawleed, hawshooda, xoog weyn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

luxurious

DHAFANDHAAF

/lagshuriyas/ (adj) raaxa leh (lugu raaxaysan karo, oo badanaa qaali ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

sagacious

DHAFANDHAAF

/sageyshas/ (adj) caaqil ah (maskax fiican).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

sagacious

DHAFANDHAAF

a., fiican, fariid ah, fooyig.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

salguuris

DHAFANDHAAF

-ta: (n) extinction (ikis-tingk-shin)-, elimination (ili-mi-neey-shin)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Calcareous

DHAFANDHAAF

Kalshlyam side

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

fallacious

DHAFANDHAAF

/faaleysiyas/ (adj) 1. khayaana-ah (adj) 2. been-ah, been ku-salaysan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

fallacious

DHAFANDHAAF

a., khiyaano leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

scurrilous

DHAFANDHAAF

/skeralas/ scurrilously; (adj) fadeexayn ah (cambaarayn iyo dacaayadayn badan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

industrious

DHAFANDHAAF

/indhastriyas/ (adj) qof hawl-kar ah (shaqo badan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insalubrité

DHAFANDHAAF

insalubrité, n.f. - caafimaad-darro leh.

waa la naqliyay ✓