sallaatulqasri
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sallaatulqasri
m.l la-mid: salaatulqasri.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
salaatulqasri
m.l Salaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dhaadheer oo aan la istaageyn. la-mid: sallaatulqasri.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
salaatulqasri
m.l Salaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dhaadheer oo aan la istaageyn. la-mid: sallaatulqasri.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
salaatulqasri
-ga: (magac, lab, keli) salaad uu tukado qofka musaafirka ah, kaas oo salaadaha isku mar tukan kara.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sakaatulfitri
-da: (magac, dhedig, keli) sadaqad ku waajibta cid walba oo la bixiyo bisha Ramadaan dhammaadkeeda. Waxa la bixiyaa inta ka horraysa salaadda ciidda.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
callaalasho
m.f.dh eeg callaalo. la-mid: calaalad, calaalasho, callaalad.