saliidbiriig
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saliidbiriig
-ta: (magac, dhedig, keli) dareere aan dux lahayn oo lagu shubo culbadda bireygga baabuurta.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saliibiyiin
m.dh.u Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
saliibiyiin
m.dh.u Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saliibiyiin
-ta: (magacwadareed) dadka u dagaallama faafinta diinta Nasaarada ee macatabku uu laabta ka lusha.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saliidinjiin
-ta: (magac, dhedig, keli) saliido kala culus oo matoorka lagu shubo; saliidmatoor.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saliim-bibiish
m.l (-shyo, m.dh) la-mid: saliim-bibanji.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saliim-biyeeg
m.l (-gyo, m.dh) la-mid: yeeg-bisaliim.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saliim-bishiish
m.l (-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. la-mid: shiish-bisaliim.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
saliidbax
vl. n., [compound] oil consumption
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saliidbax
de: oil consumption
initial: s
lx: saliidbax
pd: (-a)
ps: vn-m-cmp
key: saliidbax
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saliidxaali
-ga: (magac, dhedig, keli) saliidda cuntada lagu karsado.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
saliid ceedhiin
n. phr. crude oil
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saliid_ceedhiin
de: crude oil
initial: s
lx: saliid ceedhiin
pd: (~ ceeriin)
ps: np
key: saliid_ceedhiin