saindoux
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
saindoux
saindoux, n.m. - xaydha doofaarka oo la dhalaaliyay
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sandur
Bataan xaaluf
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sindur
m.dh (daaw.) Mudidda ilaa muruqa dhexdiisa (cirbad).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sindur
-ta: (magac, dhedig, keli) irbad, mudidda ilaa muruqa dhexdiisa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
laineux
laineux, adj. - maro suuf ah ku dhex jira
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sanduuq
(Sanduuq-a)
Abxad qori ah ama bir la adkeeyey oo dharka iyo alaabada kale, lagu gurto; seexaarad; (ama santuukh).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sanduuq
m.l (-qyo, m.dh) 1. Shay ka samaysan qori alwaax ah ama bir oo dharka iyo alaabta lagu rito. 2. Meel lagu kaydiyo hanti hay'adeed iyo wixi lamida. la-mid: santuukh.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sanduuq
m.l 1. Shay ka samaysan qori alwaax ah ama bir oo dharka iyo alaabta lagu rito. 2. Meel lagu kaydiyo hanti hay'adeed iyo wixi lamida.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sanduuq
m. n. box, chest, trunk, suitcase; fund, account
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sanduuq
-a: (n) box (bokis); usually a wooden box with a lid and often a lock; chest (jast) ~ santuukh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sanduuq
-a: (magac, lab, keli) eeg sanduukh.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sanduuq
a: santuuq ~ santuukh
bw: Arabic
de: box, chest, trunk, suitcase; [ext.] fund, account
initial: s
lx: sanduuq
pd: (-a Pl: sanaadiiq (da))
ps: n2a-m, n8-m
key: sanduuq
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
sanduuq
صُنْدُوق
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sanieux
sanieux, adj. - dhacaan ama malax leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sinueux
sinueux, adj. - qalqalooc; qalqaloocan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sinuous
/sin yuwas/ (adj) galoolan (wareegsan, sidii maskii).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
saliidbax
vl. n., [compound] oil consumption
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
saliidbax
de: oil consumption
initial: s
lx: saliidbax
pd: (-a)
ps: vn-m-cmp
key: saliidbax
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
savonneux
savonneux, adj. - saabuun leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stand out
/staandh awt/ (v) 1. waadax ah (si sahlan u muuqda) 2. ka dhex-muuqda (ka soo baxsan).