saaykoolojiyadda
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
saaykoolojiyadda
m.dh (daawo) Barasho cilmiyeed oo kusaabsan dhimirka (maan-ka) bani-adaamka iyo qaabka dabeecada dadka.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
saaykoolojiyadda
m.dh (daaw.) Barasho cilmiyeed oo kusaabsan dhimirka (maanka) bani-adaamka iyo qaabka dabeecada dadka.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saaykoolojiyad
-da: (magac, dhedig, keli) barashada cilmi ku saabsan dhimirka (maanka) bani'adaamka iyo qaabka dabeecada dadka.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Saban joolojiyeed
Geollgical Survey
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
teknoolojiyad
f. n. technology
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
teknoolojiyad
de: technology {It}
initial: t
lx: teknoolojiyad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: teknoolojiyad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tiknooloojiyada
m.dh Shaqo, ama barasho farsamo, ama aqoon cilmiyeed ee hawl gacmeed u gaar ah warshadaha, beeraha, daawada, iyo ganacsiga.