rush hour
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rush hour
/rash awar/ (n) saacadaha mashquulka (siiba waqtiga dadku shaqada aadayaan ama ka imaanayaan oo waddadu buuqa tahay).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
along
/aloong/ (prep) 1. baal dareery. Along the highway. (adv) 2. weheliyaw. I walked home along with my wife. 3. hor. After we got through the rush hour, we were able to drive along quickly.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shohor
m.l (-rro, m.dh) Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shohor
-ka: (magac, lab, keli) ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
push up
/push ap/ push ups;(n) jimicsi gacmaha iyo lugaha dhulka la dhigo, oo jirka kor iyo hoos loo qaad-qaado.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rub out
/rab awt/ (v) masaxid (siiba tirtirid qoraal, wasakh iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
run out
/ran awt/ (v) dhammaaday (wax kaa kala go'a, oo aad horay u haysatey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dish out
/dhish-awt/ (v) cunto-qaybin (cunto-bixin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fish out
/fish-awt/ (v) soo-saarid, soo helid. e.g. to fish out a dollar coin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mashhuur
(tilmaame) caan la wada yaqaan ah; cid waliba taqaan ah. Taajmaxaal waa taallo mashhuur ah. Dh: caan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mushahar
-ka: (magac, lab, keli) lacag joogto ah oo bishiiba mar la bixiyo oo shaqaaluhu ku qaataan shaqo ay cid ama dawlad u hayaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rule out
/ruul awt/ rule off; (v) iska-deyn (talada ka saarid, ka tir-tirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wash out
/woosh-awt/ (n) fashilaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bushimotuur
(fal) cadho darteed afka buur, wax laga cadhoonayo, la diiddanyahay. baabkii shareecada haddii, loo bushimotuurey. Dh: diidmo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
guest house
/gest haws/ (n) guriga-martida.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ranch house
/raanj haws/ (n) 1. guri hab gaaban loo dhiso (guri sidii filladii u dhisan) 2. guriga ka dhex-dhisan beerta xoolaha.