runlaw
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
runlaw
-ga: (magac, lab, keli) qof run sheeg ah oo aan been aqoon. Dh: runlow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Runlow
(Runlow-ga)
Weligi run sheega; aan been aqoon.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
runlow
m.l (-wyo, m.dh) Nin had iyo jeer runta sheega.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
runlow
m. n. truthful man
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
runlow
-ga: (n) an honest man or boy
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
runlow
-ga: (magac, lab, keli) eeg runlaw.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
runlow
de: truthful man
lx: runlow
pd: (-ga)
ps: n2a-m, n7-m
key: runlow
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cuslaw
(fal) wax culus noqo. Li: fududaw, fududow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outlaw
/awt-lo/ (n) 1. qof dambiile ah oo aan weli la qaban 2. mamnuucid (sharci-darro ka dhigid).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
runley
m.dh (-yo, m.dh) Naag had iyo jeer runta sheegta.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
runley
f. n. truthful woman
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
runley
-a: (n) an honest woman or girl
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
runley
-da: (magac, dhedig, keli) qof dumar ah oo run sheeg ah oo aan been aqoon.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
runley
de: truthful woman
lx: runley
pd: (-da)
ps: n1-f
key: runley
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
runway
marinka orodka
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
quruxlaw
-ga: (magac, lab, keli) qof abuur fiican oo qurux leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
run away
/ran awey/ (v) baxsasho (cararid).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gundhaw
m.l Cayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ruclayn
-ta: (magac, dhedig, keli) orod rucle ah ordid. Dh: guclayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ruclays
-ta: (magac, dhedig, keli) eeg ruclayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rudnaan
m.f.dh eeg rudan. la-mid: rudnaansho, rudhnaan, rudhnaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
rudnaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax rudan oo mar ilkaha lagu goostay ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ruunbax
m.l Cagaar badan oo ku yaal meel la degi jiray.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ruunbax
-a: (magac, lab, keli) cagaar badan oo ku yaal meel la degi jiray.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ruxnaan
m.f.dh eeg ruxan². la-mid: ruxnaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ruxnaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax ruxan oo kolba dhan u lulmaya ahaan.