rumeynta anarjism
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
rumeynta Anarjism
m.dh (siyaasad) Siyaasadda aaminsan dhamaan awood iyo sharciyada dawladaha ama ururrada in lagu beddelo dadka ama kooxo u wada shaqeynaya si xor ah.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
rumeynta Anarjism
m.dh (siyaa.) Siyaasadda aaminsan dhamaan awood iyo sharciyada dawladaha ama ururrada in lagu beddelo dadka ama kooxo u wada shaqeynaya si xor ah.
waa la naqliyay ✓